{"id":4908,"date":"2014-12-13T20:34:28","date_gmt":"2014-12-13T19:34:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4908"},"modified":"2014-12-13T20:34:28","modified_gmt":"2014-12-13T19:34:28","slug":"miisaaniyada-puntland-2015-far-baa-ku-godan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4908","title":{"rendered":"Miisaaniyada Puntland 2015 far baa ku Godan?"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka maaliyada dowladda Puntland Shirre Xaaji Faarax ayaa 11 kii dec 2014 Barlamaanka Puntland horgeeyay miisaaniyada 2015.Miisaaniyadaan ay soo bandhigtay wasaaraddu ayaa sanadkaan dhan ku dhawaad 72 milyan oo doolar<\/p>\n<p>Waxyaalihii Miisaaniyadaas ku cusbaa waxaa ka mid ah Bangiga Aduunka oo Kabaya misaaniyadan wuxuuna ku kabayaa aduun lacageed oo gaaraya 22 milyan iyo 995 kun oo doolar. Waxayna u qaybsan yihiin 18 miyan oo Bangigu ku kabayo Mushahaarka Shaaqala Rayidka, waxay u dhigantaa 2 milyan oo doolar \u00a0bishii oo bilaabanaysa Abriil. Wuxuu kaloo kabayaa Bangigu Dawlad wanaaga oo uu ku kabayo 2 milyan iyo 997 kun doolar, waxay na u \u00a0dhigantaa 333 kun oo doolar bishii oo bilaabanaysa Abriil. Wuxuu kaloo kabayaa Bangigu Habka dhaqaalaha Dawlada oo uu ku kabayo 1 milyan iyo 998 kun doolar, waxayna u dhigantaa 222 kun oo doolar bishii oo bilaabanaysa Abriil<\/p>\n<p>Wasiirku ma soo bandhigin Shaqaalaha uu Bangiga Aduunku Mushahaarkooda bixinayo inta ay le\u2019eg yihiin? Tusaale ahaan hadaynu cecelis ahaan niraahno mushahaarka shaqaalu waa 250 doolar taasoo ah mid aad u saraysa oo aan macquul ahayn waxay noqonaysaa 8000 shaqaale in ay bishii ku filan tahay 2 milyan oo doolar. Hadaynu cecelis ahaan niraahno mushahaarka shaqaalu waa 200 doolar taasoo iyana ah mid saraysa waxay noqonaysaa 10000 shaqaale in ay bishii ku filan tahay 2 milyan oo doolar. Hadaynu cecelis ahaan niraahno mushahaarka shaqaalu waa 150 doolar waxay noqonaysaa 13300 shaqaale in ay bishii ku filan tahay 2 milyan oo doolar.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo iyana uu mad madow aad u wayn ku jiraa Canshuuraha ay kordhiyeen lama sheegin meelaha lagu kordhiyey iyo inta ka soo xaroonaysa sanadkii. Iyana iskaba daa warkooda Canshuuraha cusub oo ay soo rogidoonaan ama bilaabidoonaan.<\/p>\n<p>Miisaaniyada waa in ay tahay mid la fahmi karo kuna jaango\u2019an Dakhliga iyo Kharashka iyadoo labadaba la bayaaninayo.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo wax aan la qaadan karin ahaa sidii uu Wasiirka Maaliyada, oo ah matalaha Madaxweynaha iyo Golaha wasiirada, u soo jeediyey Baarlamaanka hortiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Daawo wasiirka oo fahan waxa uu sharxayo ama u gudbinayo Baarlamaanka?<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/myGWHLHNXtI\" width=\"854\" height=\"510\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka maaliyada dowladda Puntland Shirre Xaaji Faarax ayaa 11 kii dec 2014 Barlamaanka Puntland horgeeyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4908","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2427,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4908"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4909,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4908\/revisions\/4909"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}