{"id":49143,"date":"2018-03-30T10:44:13","date_gmt":"2018-03-30T08:44:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49143"},"modified":"2018-03-30T10:44:56","modified_gmt":"2018-03-30T08:44:56","slug":"cwali-muudey-mooshinkii-guddoomiye-jawaari-waxba-iskama-bedelin-sharcnimadiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49143","title":{"rendered":"C\/wali Muudey \u201cMooshinka laga keenay Gudomiyaha waxaa Golaha la horgaynayaa maalinta sabtida\u201d"},"content":{"rendered":"<p>30 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo ay gadaal ka riixayso Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari aanu jabin, isla markaana uu wali sidiisa u taagan yahay.<span id=\"more-11330\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-48843\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e.jpg\" alt=\"92e\" width=\"512\" height=\"316\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e.jpg 552w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e-300x185.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e-292x180.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraalka Muudeey ayaa ka koobnaa sadxa qodob oo kala ahaa:<\/p>\n<ol>\n<li>Xeer hoosaadka\u00a0Golaha Shacabka Qodobkiisa 9-aad, Faqradiisa 4-aad wuxuu dhigayaa<strong> \u201dMooshinka Xil-ka-qaadista Gudoomiyaha Golaha shacabaka waxaa laga doodayaa loona codaynayaa ( 10) cisho oo maalin shaqo ah gudahood, laga bilaabo taariikhda Mooshinka la keenay Golaha\u201d<\/strong>.\u00a0 Sidaas daraadeed Mooshinka laga keenay Gudomiyaha waxaa Golaha la horgaynayaa maalinta sabtida ee ay taariikhdu tahay 31\/03\/2018.<\/li>\n<li>Sida sharcigu na farayo Gudiga joogtada ah ee Golaha Shacabka wuxuu hawlaha Baarlamaanka sii wadaaa, Ajandaha kalfadhiga soo socdana dejiyaa markii Xildhibaanada golaha fasax ku jiraan, laakiin markii golohu furan yahay mal aha wax saamayn sharci ah oo ay go\u2019aan ku gaari karaan.<\/li>\n<li>in Gudooiyaha Mooshinka laga keenay sharciyan aanu ku hadli karin magaca Golaha Shacabka inta arintiisa goluhu go\u2019aan ka gaarayo.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu xalay saqdii dhexe qabtay kaligii oo ay dhinac fadhiyaan labo xildhibaan\u00a0ayuu ku sheegay in mooshinkaas iyo habraaciisa aanay waxba iska bedelin.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Mooshinka la horgeynayo Baarlamaanka 31-ka bishan, inta go\u2019aan laga gaarayana aanu Jawaari ku hadli karin Magaca Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Muudeey ayaa\u00a0Guddiga Joogtada ku sheegay inay howlaha Golaha sii wado marka Xildhibaanada fasax ku maqan yihiin oo kaliya waa sida uu hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka Muudeey<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95e8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49144\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95e8.jpg\" alt=\"95e8\" width=\"651\" height=\"868\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95e8.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95e8-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95e8-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95e8-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo ay gadaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1941,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49143"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49146,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49143\/revisions\/49146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48843"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}