{"id":49186,"date":"2018-03-31T10:23:59","date_gmt":"2018-03-31T08:23:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49186"},"modified":"2018-03-31T10:26:26","modified_gmt":"2018-03-31T08:26:26","slug":"guddoomiye-jawaari-oo-ka-hadlay-sababihii-loo-baajiyay-kulankii-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49186","title":{"rendered":"Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay sababihii loo baajiyay kulankii Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>31 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo la kulmay isaga iyo kuxigeenadiisa ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Golaha Shacabka ee maanta loo balansanaa.<span id=\"more-11387\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-48796\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3.jpg\" alt=\"92a3\" width=\"531\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Xarunta Villa Hargeysa ayaa Guddoomiye Jawaari ku sheegay in kulanka maanta loo hakiyay codsi ka yimid Madaxweynaha oo xalay saqdii dhexe illaa waabarigii kulan la qaatay Guddoonka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay inay ogolaadeen wixii khilaaf ee jira xal laga gaaro, isla markaana loo turo shacabka, isla markaana midnimada iyo wadajirka Baarlamaanka lagu dadaalo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jawaari ayaa yiri \u201cAniga iyo labadeyda kuxigeen waxaan la kulanay Madaxweyne Faramajo, wuxuu soo jeediyay in kulanka maanta la hakiyo, si xaalada loo dejiyo, anagana waa ka wada aqbalnay soo jeedinta Madaxweynaha\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in dib laga soo sheegi doono, wixii kale ee dhiman, si loo helo xasilooni siyaaasadeed sida uu yiri.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay Xildhibaanada inay aqbalaan soo jeedinta Madaxweynaha, lana ilaaliyo bedqabka iyo wadajirka Baarlamaanka sida uu yiri.<\/p>\n<p>Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa ayaa Xildhibaanada iska soo horjeeda kala wateen labo ajande ah, waxaana laga cabsi qabay fowdo iyo qalalaase siyaasadeed oo hareeya dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1531,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49187,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49186\/revisions\/49187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48796"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}