{"id":49188,"date":"2018-03-31T10:34:36","date_gmt":"2018-03-31T08:34:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49188"},"modified":"2018-03-31T10:34:36","modified_gmt":"2018-03-31T08:34:36","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-tacsiyadeeyey-geerida-guddoomiyihii-hore-ee-hayadda-pasawen-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49188","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyadeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay\u2019adda PASAWEN ee Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee marxuun\u00a0<strong>Eng. Abshir Muuse Saciid<\/strong>\u00a0oo ku geeriyaaday xalay Dalka Ingeriiska Gaar ahaan Magaalada London.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku hadlaya afka Goleyaasha Dawladda Puntland ayaa waxaa uga tacsiyaynayaa Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacbweynaha Puntland, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay marxuum\u00a0<strong>Eng. Abshir Muuse Saciid.<\/strong><\/p>\n<p>Dhinaca kale marxuum\u00a0<strong>Eng. Abshir Muuse Saciid<\/strong>\u00a0ayaa waxaa lagu xasuustaa inuu ka mid ahaa hogaamiyeyaashii {<strong>SSDF<\/strong>} aasaasayaashii Dawladda Puntland \u00a0iyo Maareeyihii hore ee wakaaladdii hore ee xooga korontada Soomaaliya {<strong>ENEE<\/strong>}.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa marxuumka marlabaad Allah uga baryey inuu u naxariisto, denbigiisana dhaafo, su\u2019aasha qabrigana Allah sulansiiyo, samir iyo iimaanna uu kasiiyo eheladiisa iyo Guud ahaan shacabka Puntland.<\/p>\n<p><strong>-DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1500,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49189,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49188\/revisions\/49189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47557"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}