{"id":49195,"date":"2018-03-31T21:26:43","date_gmt":"2018-03-31T19:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49195"},"modified":"2018-03-31T21:26:43","modified_gmt":"2018-03-31T19:26:43","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ciidankii-hore-u-hayey-amaanka-golaha-shacabka-dib-ugu-celiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49195","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ciidankii hore u hayey amaanka Golaha Shacabka dib ugu celiyey."},"content":{"rendered":"<p>31 Marso 2018 (Puntlandes) Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in ciidankii hore u sugayey amniga Dhismaha Golaha Shacabka dib loogu celiyay mas&#8217;uuliyadda amniga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48915\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a.jpg\" alt=\"94a\" width=\"678\" height=\"510\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a-269x201.jpg 269w\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa gaaraya 114 askari oo boolis ah, iyadoo ay amniga dhismaha baarlamaanka dhawaan kala wareegeen ciidamo kale oo uu gudoomiyaha Golaha Shacabka ku eedeeyay in ay soo dirtay xukuumada.<\/p>\n<p>Xukuumada Federaalka Soomaaliya kama aysan bixin wax faah-faahin ah ciidamadaasi.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiin ka dhow guddoonka Baarlamaanka ayaa saxaafadda u sheegay in cidankaasi saaka lagu soo celiyey dhismahama baarlamaanka ayna haatan iyagu hayaan mas&#8217;uuliyadda amniga gudaha ee dhismaha.<br \/>\nArrintan ayaa ka dambaysay markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajao uu soo farageliyey xaaladda siyaasadeed ee mooshinkii isla markaana uu faray in la hakiyo mooshinkaas.<\/p>\n<p>Soo faragelinta madaxweynaha ee khilaafka baarlamaanka ayaa soo baxay kadib marki ay saacadihi ugu danbeeyay ee Jimcihi shalay, ay baaqyo isku mid ahi madaxda qaranka u soo direen qaar ka mid ah madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya, siyaasiyiin iyo ururada bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Xildhibaanada mooshinka ka keenay gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shalay hadal ay soo saareen ku sheegay in ay Sabtida maanta ah billaabi doonaan dhageysiga mooshinka.<\/p>\n<p>Halka xildhibaanada kasoo horjeeda mooshinkani ay ku adkeysteen in kulanka baalamaanka ay kaga hadli doonaan muranka xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ee Baladxaawo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Marso 2018 (Puntlandes) Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in ciidankii hore u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1418,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49195"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49196,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49195\/revisions\/49196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48915"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}