{"id":49204,"date":"2018-04-01T14:53:58","date_gmt":"2018-04-01T12:53:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49204"},"modified":"2018-04-01T15:30:14","modified_gmt":"2018-04-01T13:30:14","slug":"wax-ka-ogow-xildhibaanada-rw-khayre-lacagta-ku-siiyay-ridista-jawaari-cadadka-lacagta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49204","title":{"rendered":"Wax ka ogow Xildhibaanada RW Khayre Laaluushka ku siiyay Ridista Jawaari &#038; cadadka lacagta!!!"},"content":{"rendered":"<p>01 April 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha dawladda Fadaraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa isagoo kaashanaya saaxiibadiisa kala ah Agaasimaha Madaxtooyadda Soomaaliya Fahad Yaasin iyo Shariif Sakiin waxa uu dadaal aad u xoog badan galiyey sidii uu xilka uga qaadi lahaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49205\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d.png\" alt=\"89d\" width=\"646\" height=\"431\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d.png 658w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d-638x426.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/89d-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 646px) 100vw, 646px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Raysul wasaare Khayre ayaa ku baxshay lacag aad u fara badan oo laaluush ah, taasoo uu u adeegsaday inuu xilka uga qaado Jawaari.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ummadda Soomaaliyeed usoo gudbinaysa liisas ay ku qoran yihiin Xildhibaanada laaluush qaatayaasha ah ee <strong>LAALUUSHKA<\/strong> qaatay lagana saxiixay inay ridaan ama xilka ka qaadayaan Gudoomiye Jawaari, iyagoo la DHAARIYEY lagana duubay kaamero taasoo meel ka dhac ku ah XASAANADDA ay huwan yihiin, matalaada Shacabka iyo sharafta Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Liisaska oo ka kooban shan qaybood ayaa waxay u kala qoran yihiin qaab qabyaaladaysan waxayna u qoran tahay beel walba si gooni ah, iyadoo qabiil walba looga saxiixay liiska si gaar ah taasoo ah meel ka dhac kale iyo ilhaano loo gaystay midnimada wadajirka iyo haybadda Baarlamaanka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Habkaan qabyaaladaysan ayaa banaanka usoo saaraya qabyaaladda iyo sifooyinka aaadka u foosha xun oo ay isticmaalaan kooxda la baxday NABAD &amp; NOLOL, iyagoo Xildhinaanadii u kala saaray qaab qabiil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay xogta ku heshay Warbaahinta Puntlandes laaluushka ayaa ahaa mid\u00a0 kala heer ah,\u00a0 iyadoo kan ugu hooseeya la siiyey 40.000$ halka qaar la siiyey Laaluush gaaraya\u00a0 300.000$ oo ka kooban Gaadiid aan Xabadu karin iyo lacag kaash ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaanada Laaluushka badan qaatay anagoo gooni usoo qori doona waxaan hadda kasoo qaadaynaa Laaluushka ugu yar ee la bixiyay 40.000$ waxaana\u00a0 laga saxiixay 192 Xildhibaan markaas waxay noqonaysaa in Khayre ku qarashgareeyey laaluush ahaan ugu yaraan lacag dhan 7.680.000$ (Todobomalyan iyo lixboqol iyo sidankun dollar).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Lacagtaas badan ee Laaluushka ay ku bixisay Xukuumadda Khayre haddii dalka si daacadnimo ah loo gelin lahaa waxay wax ka bedeli lahayd Nolosha, Nabadgelyada, Caafimaadka, Waxbarashada, Jidadka iyo kor u qaadida wax soosaarka dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Tusaalaha koowaad:<\/strong> haddii nabadgalyada magaalada Muqdisho loo qoro 10.000 Askeri oo xasilisa waxay mushahaarkooda dabooli lahayd lacagtaan Laaluushka loo baxshay 8 bilood (10.000x100x7,5 =7.500.000$)<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Tusaalaha labaad:<\/strong> Shacabka Soomaaliyeed waxay la daalaa dhacayaan helida biyo Nadiif ah oo ay Cabaan taasoo nolosha u ah aasaas, hadaba lacagta uu\u00a0 Khayre Laaluushka u baxshay waxay dalka Soomaaliya ka qodi kartaa <strong>51 Ceel biyood<\/strong>, taasoo wax wayn ka bedeli lahayd nolosha shacab Soomaaliyeed oo ku nool Gobolada Dalka ee biyo la\u2019aanta baahsani ka jirto (7.680.000$\/150.000$=51,2 Ceel Biyood).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Tusaalaha sadexaad:<\/strong> Shacabka Soomaaliyeed waxay la daalaa dhacayaan helida adeeg caafimaad gaar ahaan haweenka soomaaliyeed oo aan 2018ka wada haysan meel ay ku umulaan iyo Dhalaanka Soomaaliyeed oo aan wada haysan meel Caafimaadkooda lagu daryeelo taasoo ah mid ay xaq u leeyihiin, meeqa MCH ama goob Caafimaad ayey u dhisi kartaa lacagta uu Khayre Laaluushka ku baxshay?<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Lacagtaas aadka u faraha badan oo uu Khayre laaluush ahaan uu ku baxshay waxay ummadda Soomaliyeed u qaban lahayd mashaariic wax ku ool ah ama waxay dabooli lahayn Mushahaarka Ciidamadeena difaaca ku jira har iyo habeen ama ay daryeeli lahayd.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dawladaan la magac baxday NABAD &amp; NOLOL kuna timid xilka inay la dirirayso MUSUQMAASUQA ayaa noqotay tii ugu MUSUQMAASUQA badnayn dawladihii u dambeeyey ee lagu xaman jiray Musuqmaasuqa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa xaqiiq ah inay Soomaaliya iyo dib u dhisidii dawladnimadeeda ay dhabar jab wayn oo dhaqaale ama shaqo uu ku keenay weerarkii ay Khayre iyo Fahad ku qaadeen Jawaari, iyagoo si Musuqmaasuqa u isticmaalay hantidii ummadda dayacayna shaqadii loo igmaday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Akhriso liiska Xildhibaanada RW Khayre lacagta ku siiyay Ridista Jawaari<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49206\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1.jpg\" alt=\"1\" width=\"654\" height=\"897\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1.jpg 747w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1-219x300.jpg 219w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1-292x400.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1-638x875.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49207\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1a.jpg\" alt=\"1a\" width=\"655\" height=\"953\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1a.jpg 704w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1a-206x300.jpg 206w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1a-292x425.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1a-638x928.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49208\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1b.jpg\" alt=\"1b\" width=\"655\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1b.jpg 699w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1b-205x300.jpg 205w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1b-292x428.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1b-638x935.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49209\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1c.jpg\" alt=\"1c\" width=\"655\" height=\"949\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1c.jpg 707w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1c-207x300.jpg 207w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1c-292x423.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/1c-638x924.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49210\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2.jpg\" alt=\"2\" width=\"655\" height=\"966\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2.jpg 694w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2-203x300.jpg 203w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2-292x431.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2-638x941.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49211\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2a.jpg\" alt=\"2a\" width=\"655\" height=\"981\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2a.jpg 684w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2a-200x300.jpg 200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2a-292x437.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2a-638x955.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49212\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2b.jpg\" alt=\"2b\" width=\"656\" height=\"1020\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2b.jpg 658w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2b-193x300.jpg 193w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2b-292x454.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2b-638x993.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49213\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2c.jpg\" alt=\"2c\" width=\"698\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2c.jpg 698w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2c-204x300.jpg 204w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2c-292x428.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/2c-638x936.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49214\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3.jpg\" alt=\"3\" width=\"694\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3.jpg 694w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3-203x300.jpg 203w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3-292x431.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3-638x941.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49215\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3a.jpg\" alt=\"3a\" width=\"670\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3a.jpg 670w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3a-196x300.jpg 196w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3a-292x446.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3a-638x975.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49216\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3b.jpg\" alt=\"3b\" width=\"660\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3b.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3b-193x300.jpg 193w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3b-292x453.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/3b-638x990.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49217\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4.jpg\" alt=\"4\" width=\"694\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4.jpg 694w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4-203x300.jpg 203w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4-292x431.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4-638x941.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49218\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4a.jpg\" alt=\"4a\" width=\"677\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4a.jpg 677w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4a-198x300.jpg 198w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4a-292x442.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4a-638x965.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 677px) 100vw, 677px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49219\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4b.jpg\" alt=\"4b\" width=\"675\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4b.jpg 675w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4b-198x300.jpg 198w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4b-292x443.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4b-638x968.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49220\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4c.jpg\" alt=\"4c\" width=\"697\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4c.jpg 697w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4c-204x300.jpg 204w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4c-292x429.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/4c-638x937.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49221\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5.jpg\" alt=\"5\" width=\"685\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5.jpg 685w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5-201x300.jpg 201w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5-292x437.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5-638x954.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49222\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5a.jpg\" alt=\"5a\" width=\"694\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5a.jpg 694w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5a-203x300.jpg 203w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5a-292x431.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/5a-638x941.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 April 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha dawladda Fadaraalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa isagoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":17685,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49204"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49258,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49204\/revisions\/49258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}