{"id":49251,"date":"2018-04-01T14:21:23","date_gmt":"2018-04-01T12:21:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49251"},"modified":"2018-04-01T14:21:41","modified_gmt":"2018-04-01T12:21:41","slug":"akhriso-madaxweyne-muuse-biixi-oo-wareegto-ku-magacaabay-24-masuul","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49251","title":{"rendered":"Akhriso Madaxweyne Muuse Biixi oo wareegto ku magacaabay 24 Masuul."},"content":{"rendered":"<p>01 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu wareegto madaxweyne ku magacaabay 24 Masuul.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49191\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3.jpg\" alt=\"97a3a3\" width=\"566\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3.jpg 1500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/97a3a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 566px) 100vw, 566px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Magacaabid<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;<br \/>\nMarkaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;<br \/>\nMarkaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;<br \/>\nMarkaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n<p>In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:<\/p>\n<p>Tir Magaca Xilka<\/p>\n<p>1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah<\/p>\n<p>2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga<\/p>\n<p>3. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha<\/p>\n<p>4. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha<\/p>\n<p>5. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha<\/p>\n<p>6. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda<\/p>\n<p>7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska<\/p>\n<p>8. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta<\/p>\n<p>9. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta<\/p>\n<p>10. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska<\/p>\n<p>11. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga<\/p>\n<p>12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha<\/p>\n<p>13. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda<\/p>\n<p>14. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka<\/p>\n<p>15. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka<\/p>\n<p>16. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska<\/p>\n<p>17. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha<\/p>\n<p>18. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa<\/p>\n<p>19. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indha-balac) Guddoomiyaha Gobolka Gabiley<\/p>\n<p>20. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil<\/p>\n<p>21. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle<\/p>\n<p>22. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex<\/p>\n<p>23. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheere) Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil<\/p>\n<p>24. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte<br \/>\n(Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay&#8217;adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka<\/p>\n<p>Masuuliyiinta aan xilka ka qaaday waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii shaqo, muddadii ay xilka Qaranka hayeen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu wareegto madaxweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1251,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49253,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49251\/revisions\/49253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49191"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}