{"id":49278,"date":"2018-04-02T13:36:43","date_gmt":"2018-04-02T11:36:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49278"},"modified":"2018-04-02T13:36:43","modified_gmt":"2018-04-02T11:36:43","slug":"abiy-axmed-oo-maanta-loo-dhaariyay-xilka-raisal-wasaaranimo-ee-dalka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49278","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo maanta loo dhaariyay xilka Ra\u2019isal wasaaranimo ee dalka Ethiopia"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>02 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Ethiopia ayaa Ra\u2019iisal wasaare u doortay maanta Abiy Axmed,\u00a0 waxaana isla maanta loo dhaariyay xilka ra&#8217;iisal wasaaranimo ee dalkaasi Ethiopia.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/15a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49279\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/15a.jpg\" alt=\"15a\" width=\"468\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/15a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/15a-300x230.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/15a-292x224.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/15a-638x488.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 468px) 100vw, 468px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Abiy Axmed oo Da,diisu\u00a0tahay\u00a042, ayaa waxaa uu noqonayaa Raysal wasaarihii ugu horeeyey ee ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada\u00a0ee\u00a0Ra\u00e4iisal wasaare ka noqda\u00a0dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay in ay Eritrea kala shaqayso sidii loo xalin lahaa muranka u dhaxeeya labada dal,iyada oo loo marayo wadada wada xaajoodka.<\/p>\n<p>Bishii March 27, 2018, Xisbiga haya talada wadanka Ethopia ayaa Abiy Axmed u doortey inuu noqdo guddoomiyaha xisbiga kadib markii uu xilka iska casiley Ra\u00e4iisal wasaarihii hore ee Hilamariam Desaglen kadib markii wadanka ka dhaceen kacdoono badan oo looga soo horjeeday maamulkiisa kuwaasoo ay hor kacayeen Qowmiyadda Oromada<\/p>\n<p>Abiy Ahmed intaan xilkan loo dooran wuxu ahaa Guddoomiyaha gobolka Orommiya,Sidoo kale wuxuu soo maray wasiirka\u00a0 Aqoonta\u00a0 iyo Tiknoolajiyadda waana Kiristaan.<\/p>\n<p>Qawmiyadda Oromada ayaa ah qawmiyadda ugu\u00a0tirada badan dalka Itoobiya, waana muslim intooda badani tobankii sano ee ugu dambeeyey waxay ka cabanayeen in lagula kacay xad gudubyo taasoo ay ka dambaysey markii ay bilaabeen kacdoon ka dhana maamulka\u00a0 Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Itoobiya Hailamariam Desaglen.<\/p>\n<\/div>\n<footer>\n<div class=\"td-post-source-tags td-pb-padding-side\">\u00a0Puntlandes.com<\/div>\n<\/footer>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Ethiopia ayaa Ra\u2019iisal wasaare u doortay maanta Abiy Axmed,\u00a0 waxaana isla&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1149,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49280,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49278\/revisions\/49280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49279"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}