{"id":49320,"date":"2018-04-02T16:22:56","date_gmt":"2018-04-02T14:22:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49320"},"modified":"2018-04-02T16:23:31","modified_gmt":"2018-04-02T14:23:31","slug":"xog-rw-khayre-oo-xalay-beel-beel-ula-kumay-xildhibaanadii-laaluushka-lagu-siiyey-ridista-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49320","title":{"rendered":"XOG: RW Khayre oo xalay Beel Beel ula kumay Xildhibaanadii Laaluushka lagu siiyey ridista Jawaari"},"content":{"rendered":"<p>02 April 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya mudane\u00a0 Xasan Cali Khayre ayaa ayaa xalay Beel Beel ula kulmay Xildhibaanadii uu Laaluushka ku siiye y inay xilka ka qaadaan Gudoomiyaha Golaha S hacabka mudane Maxamed Cismaan Jaari.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-49321\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b.png\" alt=\"41b\" width=\"465\" height=\"349\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b-300x225.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b-269x201.png 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b-292x219.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/41b-638x479.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 465px) 100vw, 465px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ilo lagu kalsoon yahay ka ogaatay in ujeedada kullamadu ay ahaayeen sidii loo sii wadi lahaa Mooshinkii xilka looga tuuri lahaa Jawaari, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49204\" target=\"_blank\">halkaan ka akhriso Xildhinbaanada LAALUUSHKa ka qaatay oo uu la kulmay<\/a><\/span><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa joojiyey kullan xilka ay uga qaadi lahaayeen Khayre iyo saaxibadiisa Fahad iyo Shariif Xasan maalintii sabtida ahayd ee ay maarso ahayd 31da, iyadoo ay ummadda Soomaliiyeed u fahmeen in arinta uu xalin doono Farmaajo laakiin taasi ma aysan dhicin.<\/p>\n<h3><strong>Sharcidarada uu Khayre doonayo inuu xlka uga qaado Jawaari<\/strong><\/h3>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa doonaya inuu sifo Sharcidaro ah xlka uga tuuro Gudoomiye Jawaari, taasoo ka hor imaanaysa Dastuurka dalka iyo Xeer hoosaadka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Qodabka 65aad \u00a0gaar ahaan farqadiisa 4aad ee dastuurka dalka ayaa waxay si cad u sheegaya sida codka kalsoonida loogu qaadayo\u00a0 Guddoomiyaha &amp; Ku-xigeennada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.<\/p>\n<p>Qodobka 65aad farqadiisa 4aad ee dastuurka faderaalka Soomaaliya ayaa u qoran sidan:<\/p>\n<p>(4) Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa waxaa\u00a0<strong>codayn qarsoodi ah<\/strong>\u00a0ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha Golaha Shacabka ee Federaalka ah, xilkana kaga qaada codbixinta saddex dalool laba dalool xubnaha Golaha Shacabka Federaalka ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-48880\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3.png\" alt=\"93a3\" width=\"648\" height=\"249\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3.png 788w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-300x115.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-768x295.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-292x112.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-638x245.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa cad Khayre, Fahad, Shariif Xasan iyo Muudeey ay isku raaceen inay xilka uga xayuubiyaan Jawaari sifo sharci daro ah, taasoo ah Gacantaag iyagoo diidan inta LAALUUSH laga qaatay in loo cadayn waayo haddii ay codayntu u dhacdo sida dastuurku qabo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 April 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya mudane\u00a0 Xasan Cali Khayre ayaa ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49321,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1726,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49320"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49323,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49320\/revisions\/49323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49321"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}