{"id":49369,"date":"2018-04-04T18:37:35","date_gmt":"2018-04-04T16:37:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49369"},"modified":"2018-04-04T19:53:19","modified_gmt":"2018-04-04T17:53:19","slug":"cwelli-muudeey-oo-eedeeyey-gudoomiye-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49369","title":{"rendered":"Daawo Video: C\/Welli Muudeey oo eedeeyey Gudoomiye Jawaari"},"content":{"rendered":"<p>04 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka C\/Welli Sheikh Ibraahim Muudeey oo saxaafadda la hadlay ayaa ku eedeeyay Guddoomiye Jawaari inuu masuul ka ahaa waxii maanta dhacay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48843\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e.jpg\" alt=\"92e\" width=\"552\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e.jpg 552w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e-300x185.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92e-292x180.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><\/p>\n<p>C\/Welli Muudeey ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari uu jibiyay sharciga iyo xeer hoosaadka u yaala baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cWaxay diideen inay sharciga noo yaal inaan ku dhaqano, Jawaari ayaana masuul ka ah waxa dhacay\u201dayuu yiri Muudeey.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale C\/Welli Muudeey ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari markii hore uu ku eedeyn jiray dhinacyada ka horjeeda inaysan sharciga dooneynin, balse maanta isaga iyo ku xigeenka labaad ay fowdo sameeyeen, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxii horey loo sheegi jiray ee aheyd in sharciga la diidi jiray, laakiin maanta isaga ayaa diiday Jawaari\u201dayuu hadalkiisa kusii daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Muudeey ayaa u sheegay Beesaha Caalamka iyo madaxda dalka inay arintaan wax ka qabtaan \u201cWaxaan Beesha caalamka iyo madaxweynaha usoo jeedinayaa inay dib u eegaan waxii dhacay maanta Talaabano laga qaado, arinta maanta dhacday waa Sharci daro\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/V9wbQFENShU\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlande.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka C\/Welli Sheikh Ibraahim Muudeey oo saxaafadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1080,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49369"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49377,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49369\/revisions\/49377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48843"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}