{"id":49395,"date":"2018-04-05T18:59:44","date_gmt":"2018-04-05T16:59:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49395"},"modified":"2018-04-05T18:59:44","modified_gmt":"2018-04-05T16:59:44","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-si-ku-meel-gaara-u-magacaabey-guddoomiyaha-guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49395","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha &#038; Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Garowe."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 April 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Guddoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen kumeel gaar ah ee Degmada Garoowe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gaas-631x420.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48239\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gaas-631x420.jpg\" alt=\"gaas-631x420\" width=\"523\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gaas-631x420.jpg 631w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gaas-631x420-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gaas-631x420-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gaas-631x420-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/a><br \/>\nXeer Madaxweyne Lr.53 April 05, 2018, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Kumeel Gaarka ah ee Degmada Garoowe.<br \/>\nMadaxweynaha Dawladda Puntland.<br \/>\nMarkuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.<br \/>\nMarkuu tixgaliyey: Baahida loo qabo in ay sii socoto shaqada maamulka Degmada Garoowe.<br \/>\nMarku Qiimeeyey: Tala soo Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.<br \/>\n1. Waxaa Axmed Maxamuud Ducaale si ku meel gaara loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Garoowe.<br \/>\n2.Waxaa Cusmaan Maxamed Siciid si ku meel gaar ah loogu magacaabay ku \u2013 Xigeenka Guddoomiyaha Degmada Garoowe.<br \/>\nXeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<br \/>\n=DHAMMAAD=<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48239,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1254,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49396,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49395\/revisions\/49396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48239"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}