{"id":49457,"date":"2018-04-08T12:46:14","date_gmt":"2018-04-08T10:46:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49457"},"modified":"2018-04-08T12:56:42","modified_gmt":"2018-04-08T10:56:42","slug":"cweli-muudey-oo-isugu-yeeray-xildhibaanada-kullan-berri-ah-muxuu-ku-saabsan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49457","title":{"rendered":"C\/weli Muudey oo isugu yeeray Xildhibaanada kullan berri ah muxuu ku saabsan yahay?"},"content":{"rendered":"<p>08 April 2018 (Puntlandes) Guddoomiye kuxigeenka 1aad Cabdiweli Muudey ayaa qoraaleed fariin ah u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka, kaasoo lagu wargelinayo Xildhibaanada in maalinta berri oo Isniin ah uu jiro kulanka Baarlamaanka ee ajandihiisa yahay Mooshinka ka yaalla Guddoomiye Jawaari.<span id=\"more-11945\"><\/span><\/p>\n<p>Waxaa labadii cisho ee u dambeeyey socday waan waan mararka qaarkood aad la isugu soo dhawaanayey in xal uun la gaaro oo laga gudbo arintan cakiran, laakiin fariinta Muudeey ayaa u muuq ata mid muujinaysa in arintu wali cakiran tahay.<\/p>\n<h3><strong>Xaggee ku dambaysay waanwaantii?<\/strong><\/h3>\n<p>Waan waantaas oo kusoo biyo shubanaysay inuu xilka si iskiis ah u baneeyo Gudoomiye\u00a0 Jawaari ama is-casilo, warar lagu kalsoon yahay\u00a0 oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa ah in dhanka Xukuumadda ay ku guuldaraysteen inay ku guulaystaan arintaas iyadoo uu diiday Jawaari.<\/p>\n<p>Arinta Mooshinka ayaa hadda u muuqda in la doonayo in la horgeeyo Xildhibaanada Golaha Shacabka, si ay cod gacantaag ah xilka uga qaadaan Gudoomiye Jawaari taasoo qabsoomaysa maalinta berri ah.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso farriin qoraaleedka loo diray Xildhibaanada<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49458\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a.jpg\" alt=\"20a\" width=\"696\" height=\"452\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a-300x195.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a-292x190.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a-638x414.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 April 2018 (Puntlandes) Guddoomiye kuxigeenka 1aad Cabdiweli Muudey ayaa qoraaleed fariin ah u diray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1492,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49457"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49461,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49457\/revisions\/49461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48843"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}