{"id":49528,"date":"2018-04-10T19:50:33","date_gmt":"2018-04-10T17:50:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49528"},"modified":"2018-04-10T19:50:33","modified_gmt":"2018-04-10T17:50:33","slug":"imaaraadka-carabta-oo-cambaareysay-lacagtii-lagu-qabtay-garoonka-diyaaradaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49528","title":{"rendered":"Imaaraadka Carabta oo cambaareysay lacagtii lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>10 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Imaaraadka Carabta ayaa si kulul loogu cambaareeyay dowlada Soomaaliya falkii ay ku qabatay diyaarada laga lahaa Imaaraadka Carabta magaalada Muqdisho taasoo sidey lacag gaareysa US$9.6 million oo kaash ah oo loogu talo galay in lagu taageero ciidamada Soomaaliya iyo macalimiinta tababarta.<span id=\"more-12090\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49529\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5.jpg\" alt=\"21a5\" width=\"566\" height=\"318\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a5-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 566px) 100vw, 566px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasaarada ayaa intaa ku dartay in ciidamo saarnaa diyaarada ay xadgudub kula kaceen ciidamada Soomaaliya oo qoryo ku qabteen.<\/p>\n<p>\u201cArrintan waa sharci darro ka soo horjeeda xushmada diblumaasiyiinta u dhexeysa labada dal iyo heshiis is faham ah oo dhex maray labada dal bishii November sanadkii 2014,\u201dayaay intaa sii raacisay Wasaarada Arrimaha Dibada Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>\u201cfalkan waxa uu yahay xadgudub xeerarka caalamiga ah iyadoo Imaaraadkuna uu siiyo kaalmo dhinac walba ah gaar ahaan dhinaca siyaasada,Milatariga iyo gargaar aadanimo si ay xasisho dowlada federalka Soomaaliya.\u201dayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Imaaraadka sida ay daabacda wakaalada wararka WAM<\/p>\n<p>Lacagta ayaa sida la sheegay lagu xareeye y Bangiga dhexe ee Soomaalia illaa iyo haddana lama oga sida laga yeelayo lacagtaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49529,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1094,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49530,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49528\/revisions\/49530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49529"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}