{"id":49547,"date":"2018-04-11T12:59:57","date_gmt":"2018-04-11T10:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49547"},"modified":"2018-04-11T12:59:57","modified_gmt":"2018-04-11T10:59:57","slug":"dfs-oo-ku-dhawaaqday-inay-la-wareegayso-ciidamadii-ay-uae-gacanta-ku-haysay-ee-muwqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49547","title":{"rendered":"DFS oo ku dhawaaqday inay la wareegayso Ciidamadii ay UAE gacanta ku haysay ee Muwqdisho"},"content":{"rendered":"<p>11 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa shaaca ka qaaday in Cidiamada uu tababaray Imaaraadka Carabta oo ku jira Dugsiga Tababarka ee Jen. Gordon ay la wareegi doonto dowladda Soomaaliya.<span id=\"more-12145\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49548\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a8.jpg\" alt=\"21a8\" width=\"586\" height=\"312\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a8.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a8-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a8-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21a8-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 586px) 100vw, 586px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Mursal ayaa sheegay in ciidamada la tababaray ay yihiin ciidan ka tirsan xoogga dalka, isla markaana ay mas\u2019uul ka tahay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada ay tababareen Imaaraadka Carabta waa ciidan ka tirsan xoogga dalka, dowladda Soomaaliyeed ayaa la wareegi doontya, xil ayaa ka saaran, mushaaraadka la siin jiray waxay ahaayeen kuwo KMG ah, waxaa hada la diyaariyay qorshahooda iyo tirakoobkooda, wixii hada ka dambeeya dowladda ayaa mushaarka siin doonta\u201dayuu yiri Wasirika Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in munaasabadda 12-ka April oo ah maalinta ciidanka xoogga dalka oo ku beegan maalinta berri lagu shaacin doono in dowladda la soo wareegtay, isagoo ka dhawaajiyay in dowladda ay kafaala qaadi doonto.<\/p>\n<p>\u201cTirakoobkooda iyo namabaradooda waa la diyaariyay, waxaana loo sameeyay guutooyinka ururada ay ka mid noqonayaan\u201dayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga oo u mahadceliyay Imaaraadka Carabta tababarka ay siiso Ciidamada.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dambeysay, kaddib markii uu heerkii ugu xumaa gaaray xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraakda Carabta, iyadoo maalintii Arbacadii la soo dhaafay ciidamada ammaanka ay ku qabteen garoonka diyaaradaha Muqdisho lacag malaayiin doollar oo laga keenay Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa cambaareysay falkii lagu qabtay lacagta u socotay oo ay sheegeen in loogu tala galay Milateriga Soomaaliya iyo in lagu xadgudubay xeerka diblomaasiyadda, hase ahaatee dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay, iskana fogeysay eedeymaha ka soo yeeray Imaaraadka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_5_5acde34c26678_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa shaaca ka qaaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1149,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49549,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49547\/revisions\/49549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49548"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}