{"id":49592,"date":"2018-04-12T12:43:41","date_gmt":"2018-04-12T10:43:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49592"},"modified":"2018-04-12T12:43:41","modified_gmt":"2018-04-12T10:43:41","slug":"crashiid-xidig-kama-mid-ihi-dadka-u-tartamaya-kursiga-uu-baneeyay-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49592","title":{"rendered":"C\/rashiid Xidig \u201cKama mid ihi dadka u tartamaya kursiga uu baneeyay Jawaari\u201d"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">12 April 2018 (Puntlandes) Xildhibaan C\/rashiid Maxamed Xidig ayaa beeniyay warar saacadihii suuqa soo galay iyo sawirro baraha bulshada la soo geliyay oo ahaa inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.<\/span><span id=\"more-12201\"><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49593\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9.jpg\" alt=\"21b9\" width=\"350\" height=\"197\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9.jpg 4992w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/21b9-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 350px) 100vw, 350px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ayuu ku caddeeyay in aanay waxba ka jirin warkaas, isla markaana aanu ugu jirin xilkaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWaxaan bulshada u caddeeynayaa in aan ka mid aheyn dadka kursiga uu Jawaari baneeyay u tartamaya, kuraasta dalku marka ay wada banaan tahay waa loo wada tartami karaa, oo cid kasta way u furan tahay, laakiin mar hadii lagu fadhiyo oo cid loo doortay waa in lagu ixtiraamaa\u201dayuu yiri C\/rashiid Xidig.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Mr Xidig ayaa sheegay in shaqsi kasta oo bedela kursiga Guddoomiye Jawaari looga fadhiyaa is bedel inuu ku sameeyo shaqada Baarlamaanka, si loo hiigsado qof iyo cod sida uu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">C\/rashiid Xidig ayaa ahaa ninkii la tartamay Guddoomiye Jawaari doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka ee bishii January ee sanadkii 2017.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dad badan ayaa hadal haya in doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ay isku soo taagi karaan shaqsiyaad aanay ka soo jeedin beesha xilligan ku fadhisay kursiga, inkastoo ay jiraan Musharaxiin badan oo ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo damac ugu jira xilkaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 April 2018 (Puntlandes) Xildhibaan C\/rashiid Maxamed Xidig ayaa beeniyay warar saacadihii suuqa soo galay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1381,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49594,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49592\/revisions\/49594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49593"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}