{"id":49645,"date":"2018-04-14T10:30:03","date_gmt":"2018-04-14T08:30:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49645"},"modified":"2018-04-14T10:30:03","modified_gmt":"2018-04-14T08:30:03","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-u-dhoofay-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49645","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>14 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa u dhoofay boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta oo maalinta berri furmaya.<span id=\"more-12309\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49611\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1.jpg\" alt=\"20\" width=\"546\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/20-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 546px) 100vw, 546px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa Sacuudiga uga sii horeeyay wafdi horudhac ah oo uu hoggaaminayay Wasirika Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Axmed.<\/p>\n<p>Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta ayaa sanadkan looga hadlayaa arrimaha ammaanka, la dagaalanka argagixisada, iyo arrimo kale oo ay ka mid yihiin xaalada Yemen.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu shirka ka jeediyo khudbad uu uga hadlayo xaalada Soomaaliya iyo horumaradii ay gaartay dowladdiisa mudadii sanadka aheyd.<\/p>\n<p>Inta uu Madaxweynaha ku sugan yahay Sacuudiga ayuu kula kulmi doonaa Madax ka socota dalalka Carbeed ee shirka ka qeyb galaya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49646,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49645\/revisions\/49646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49610"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}