{"id":49740,"date":"2018-04-15T14:57:54","date_gmt":"2018-04-15T12:57:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49740"},"modified":"2018-04-15T14:57:54","modified_gmt":"2018-04-15T12:57:54","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-gudaha-oo-ku-guuleystay-doorashadii-kursiga-xildhibaannimo-ee-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49740","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo ku guuleystay doorashadii Kursiga Xildhibaannimo ee Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>15 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha C\/llaahi Faarax Wehliye ayaa ku guuleystay doorashada Kursiga Xildhibaanimo ee Golaha Shacabka, kaasoo ay doora shadiisu ka dhacay maanta magaalada Dhuusamareeb.<span id=\"more-12407\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49741\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a.jpg\" alt=\"23a\" width=\"461\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a.jpg 714w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a-300x197.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a-292x191.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a-638x418.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 461px) 100vw, 461px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Doorashada Kursigan ayaa waxaa horay uga geeriyooday Bootaan Ciise Caalin, waxaana ku tartamayay saddex musharax oo uu ka mid ahaa Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha C\/llaahi Faarax Wehliye, Maxamed Cilmi Afrax Mideeye iyo Cabdulle Faarax Xirsi.<\/p>\n<p>C\/llaahi Faarax Wehliye ayaa helay codod dhan 28 cod, halka Musharax kale Maxamed Cilmi Afrax Mideeye uu helay 17 cod, Cabdulle Faarax Xirsi 3 cod, waxaana xumaaday 3 cod.<\/p>\n<p>Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo horay Musharax iyo Wasiir ka soo noqday Galmudug ayaa markii labaad ay tahay oo uu ku guuldareysto doorashadan kursigan, waxaa uu sanadkii 2016 sidan oo kale looga guuleystay isla doorashada kursigan uu ka geeriyooday Bootaan Ciise Caalin.<\/p>\n<p>Guusha C\/llaahi Faarax Wehliye uu ka soo hoyay doorashada Kursiga Xildhibaannimo ee Baarlamaankaayaa waxay u muuqataa mid u sii xoojineysa u dhowaanshihiisa Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_5_5ad34b03b144c_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha C\/llaahi Faarax Wehliye ayaa ku guuleystay doorashada Kursiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1158,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49742,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49740\/revisions\/49742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49741"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}