{"id":49746,"date":"2018-04-16T07:55:28","date_gmt":"2018-04-16T05:55:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49746"},"modified":"2018-04-16T07:55:28","modified_gmt":"2018-04-16T05:55:28","slug":"imaaraadka-oo-joojisay-taageeradii-tababaradii-ay-siin-jirtay-ciidamada-dowlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49746","title":{"rendered":"Imaaraadka oo Joojisay taageeradii &#038; tababaradii ay siin jirtay ciidamada dowlada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>16 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa Joojisay taageeradii iyo tababaradii ay siin jirtay ciidamada dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49747\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4.jpg\" alt=\"23a4\" width=\"558\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/23a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 558px) 100vw, 558px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><\/div>\n<p>Sida ay qortay wakaalada wararka ee WAM ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Dubai ay joojisay taageeradii Ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wakaalada ayaa ku warantay in arintaan ay ka dambeeysay kadib markii Imaaraadku uu ka carooday lacagtii dhowaan lagu qabtay garoonka Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa sii xumaanaya xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta bilahii la soo dhaafay, waxayna ka taageeru\u00a0isugu jirto Dhaqaale iyo Tababar u fidin jiray ciidamada Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhowr jeer oo hore ayaa lagu eedeeyay in ciidamada Imaaraadku uu tababaro ay amarada ka qaataan Saraakiisha Imaaraadka hayeeshee aanay si toos ah awaamiirta uga qaadan Taliska Ciidamada Milatariga iyo wasaarada Gaashaandhiga.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa Joojisay taageeradii iyo tababaradii ay siin jirtay ciidamada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49747,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1187,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49748,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49746\/revisions\/49748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49747"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}