{"id":4981,"date":"2014-12-17T19:13:30","date_gmt":"2014-12-17T18:13:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4981"},"modified":"2014-12-17T19:14:03","modified_gmt":"2014-12-17T18:14:03","slug":"dawladda-puntland-oo-soo-dhaweysay-magacaabista-raysal-wasaaraha-cusub-mudane-cumar-cabdirashiid-cali-sharmaake","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4981","title":{"rendered":"Dawladda Puntland oo soo dhaweysay magacaabista Raysal-wasaaraha cusub Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake"},"content":{"rendered":"<p>Dawladda Puntland ee Soomaaliya iyadoo \u00a0tixgalineysa isla markaana qadarineysa deganaanshaha dalka iyo \u00a0siyaasada soomaaliya waxay marwalbana taageereysaa\u00a0 qorshe walba oo ay ummada Soomaaliyeed uga baxayso jaahwareerka iyo Isqab qabsiga siyaasadeed ee dib u dhaca ku ridey dhammaan hey\u2019adihii Dawladda Soomaaliya ,sidaa daraadeed waxay Dawladda Puntland si buuxda usoo dhaweyneysaa magacaabida Reysul\u2019waaraha cusub ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane \u00a0Cumar C\/shiid Cali Sharmaarke.<\/p>\n<p>Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay ku amaaneysaa Reysul\u2019wasaaraha cusub Mudane Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke Aqoontiisa\u00a0 iyo waayo Aragnimda uu u leeyahey xilka loo magacaabey,<\/p>\n<p><strong>Ugu Danbayntii.<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C\/wali Maxamed Cali Gaas wuxuu hanabalyo iyo bogaadin u dirayaa\u00a0 Reysul\u2019wasaaraha cusub ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke.wuxuuna u rajeynaya inuu shaqadiisa uguto si wanaagsan<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Puntland ee Soomaaliya iyadoo \u00a0tixgalineysa isla markaana qadarineysa deganaanshaha dalka iyo \u00a0siyaasada soomaaliya waxay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4981","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1444,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4983,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4981\/revisions\/4983"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}