{"id":49830,"date":"2018-04-18T12:30:42","date_gmt":"2018-04-18T10:30:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49830"},"modified":"2018-04-18T12:30:42","modified_gmt":"2018-04-18T10:30:42","slug":"dhagayso-wasiirka-gaashaandhiga-xukuumadda-federaalka-soomaaliya-oo-maanta-shaaciyay-in-uu-u-taagan-yahay-xilka-guddoomiyaha-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49830","title":{"rendered":"Dhagayso: Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shaaciyay in uu u taagan yahay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>18 April 2018 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa maanta shaaciyay in uu u taagan yahay qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka\u00a0ee Baarlamaanka JF Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/24a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49831\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/24a4.jpg\" alt=\"24a4\" width=\"648\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/24a4.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/24a4-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/24a4-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/24a4-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Mursal \u00a0oo hadda ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in uu sii wadayo howsha Guddoonka Baarlamaanka, haddii uu ku guuleysto xilkaas.<\/p>\n<p>Maxamed Mursal ayaa lagu tuhmayaa in uu yahay Musharrax ay wadato Xukuumadda Soomaaliya, si uu u badalo Jawaari oo khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo Xukuumadda.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Mxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa xilka iska casilay 9-kii bishan April, waxaana xeerka Baarlamaanku dhigayaa in booskaas lagu soo buuxiyo 15 maalmood gudahood.<\/p>\n<p>Shalay ayaa sidaan oo kale waxaa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya isku soo taagay\u00a0Shiikh Aadan Madoobe\u00a0oo Dowladii KMG ahayd ka soo noqday Guddoomiye Baarlamaan.<\/p>\n<p>Dhagayso Musharax wasiir\u00a0Maxamed Mursal<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-49830-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Wasiirka-Difaaca-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-yahay-Muarashax-Guddoomiyaha-Baarlamaanka.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Wasiirka-Difaaca-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-yahay-Muarashax-Guddoomiyaha-Baarlamaanka.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Wasiirka-Difaaca-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-yahay-Muarashax-Guddoomiyaha-Baarlamaanka.mp3<\/a><\/audio>\n<p><!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Wasiirka-Difaaca-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-yahay-Muarashax-Guddoomiyaha-Baarlamaanka.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Wasiirka-Difaaca-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-yahay-Muarashax-Guddoomiyaha-Baarlamaanka.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Wasiirka-Difaaca-oo-ku-dhawaaqay-in-uu-yahay-Muarashax-Guddoomiyaha-Baarlamaanka.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 April 2018 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1269,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49833,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49830\/revisions\/49833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49831"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}