{"id":4984,"date":"2014-12-17T20:54:47","date_gmt":"2014-12-17T19:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4984"},"modified":"2014-12-17T21:13:38","modified_gmt":"2014-12-17T20:13:38","slug":"madaxweyne-xasan-raiisul-wasaaruhu-wuxuu-kaalin-muhiim-ah-ku-leeyahay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4984","title":{"rendered":"DAAWO VIDEO: MADAXWEYNE XASAN \u201d RA&#8217;IISUL WASAARUHU WUXUU KAALIN MUHIIM AH KU LEEYAHAY SOOMAALIYA\u2026.\u201d"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify;\">Xafladii maanta lagu magacaabayey Ra&#8217;iisul Wasaaraha DFS ayaa waxaa qodbadii madaxweynaha ka mid ahaa \u201dWaxaan maanta aad ugu faraxsanahay inaan u magacaabo danjire Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke ra&#8217;iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Danjire Cumar waa qof si fiican loo yaqaan, lagana qaddariyo dhammaan Soomaaliya, wuxuu leeyahay aqoon iyo waayo-aragnimo shaqo, horayna wuxuu u soo noqday ra&#8217;iisul wasaare,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1151.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4985\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1151-300x200.jpg\" alt=\"1151\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Xasan Sheekh ayaa intaa ku daray. &#8220;Inkastoo dastuurka uu awood ii siinayo inaan kaligay soo magacaabo ra&#8217;iisul wasaaraha cusub, haddana go\u2019aankan markaan gaarayay waxaan tix-geliyay aragtida Soomaalida kala duwan oo matalaya bulshada qaybaheeda.\u201d<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">&#8220;Ra&#8217;iisul Wasaaruhu wuxuu kaalin muhiim ah ku leeyahay Soomaaliya. Anigu waxaan ahay madaxweynaha Soomaaliya, ra&#8217;iisul wasaarahuna waa madaxa xukuumadda, wuxuuna mas&#8217;uul ka yahay xaqiijinta hawlaha dowladda oo ay ku jiraan dhammaan wasiirrada iyo wasaaradaha inay fuliyaan howlahooda waqtiga loogu talao-galay, iyadoo aan musuq-maasuq lahayn, si hufanna loogu adeegayo danaha shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayuu madaxweynuhu ku daray hadalkiisa.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1152.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4986\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1152-300x168.jpg\" alt=\"1152\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Ra&#8217;iisul Wasaare Cumar C\/rashiid ayaa dhawaan loo magacaabay danjiraha Somalia u fadhiya dalka Maraykanka, isagoo noqday danjirihii ugu horreeyay ee ay u magacowdo inuu safiir uga noqdo Maraykanka tan iyo sannadkii 1991-kii. Wuxuuna hada noqday Ra&#8217;iisul Wasaarihii ugu horeeyey ee laba jeer noqda Ra&#8217;iisul Wasaare Somalia.<\/p>\n<p>Daawo Video<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/Ur6lxh3Tx5c\" width=\"680\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafladii maanta lagu magacaabayey Ra&#8217;iisul Wasaaraha DFS ayaa waxaa qodbadii madaxweynaha ka mid ahaa \u201dWaxaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4984","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1385,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4984"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4995,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4984\/revisions\/4995"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}