{"id":49842,"date":"2018-04-19T16:35:12","date_gmt":"2018-04-19T14:35:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49842"},"modified":"2018-04-19T16:45:46","modified_gmt":"2018-04-19T14:45:46","slug":"raiisul-wasaaraha-ethiopia-oo-magacaabay-goliisa-wasiirada-maxay-somalidu-ka-geleen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49842","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia oo magacaabay goliisa wasiirada, maxay Somalidu ka geleen?"},"content":{"rendered":"<p>19 April 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa magacaabay\u00a0 golihiisa wasiirada, isayadoo uusan ka dhex muuqan wasiirkii hore ee Haashaandhigga.<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa magacaabay toban wasiir oo cusub balse waxa uu u dhaafay xilalkoodii wasiirka maaliyada iyo wasiirka arrimaha dibadda ee dowladii hore ee uu madaxda ka ahaa Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Ethiopia ayaa dhaariyay tobanka wasiir ee ku cusub xukuumada iyadoo wasiirkii hore ee shidaalka iyo gaaska Motuma Mekassa loo magacaabay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Golahan cusub ee wasiirada ayaa laga dhowrayaa inay isbedel ku sameeyaan wadanka Ethiopia oo saddexdii sano ee la soo dhaafay ay hareeyeen banaanbaxyo.<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa 2-dii bishan loo dhaariyay xukunka dalka Ethiopia kadib markii uu iscasilay Ra\u2019iisul wasaarihii hore\u00a0Hailemariam Desalegn, waxana uu ka soo jeedaa qowmiyada Oromada oo ah qowmiyada ugu badan dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Tirada Golaha wasiirrada cusub ayaa ka\u00a0 kooban 16 wasiir, waxaana labo wasiir oo aad u culus loo magacaabay labo Aqoonyahan oo kasoo jeeda dowlad Degaanka Somalida Itoobiya kana tirsan Xisbiga Talada Maamulka Dowlad Degaanka haya, waxay kala yihiin:<\/p>\n<p>1- Wasiirka Warfaafinta oo loo magacaabay Axmed\u00a0 Shidde<\/p>\n<p>2- Wasiirka Sayniska iyo Teknologa oo loo magacaabay marwo Ubax Maxamed Xuseen Giire.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/ffttr03.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49847\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/ffttr03.jpg\" alt=\"ffttr03\" width=\"581\" height=\"340\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed waxaa lagu beddelay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Itoobiya Negeri Lencho, waxaana magacaabistan ay ka mid tahay isbeddellada uu ballan qaaday Ra\u2019isalwasaaraha cusub ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Ra\u2019isalwasaare Abiye oo Baarlamaanka ka hor hadlayay ayaa ka codsaday in ay u meel mariyaan 6 wasiir oo uu ku sameeyay isku shaandheyn iyo 10 Wasiir oo cusub, kuwaas oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Itoobiya.<\/p>\n<p>Dhamaan Xubnaha Baarlamaanka Itoobiya oo ka kooban 547,xubnood waxaa ay ka tirsanyihiin Xibsiga talada haya ee EPRDF, mana jirin cabsi ah in Golaha Wasiirrada cusub ay weynayaan kalsoonida Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Golaha Baarlamaanka Itoobiya ayaa maanta ansixiyay Golaha wasiirrada ee cusub iyada oo Baarlamaankuna ay markii ugu horreysay Haweeney Guddoomiye ka noqotay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 April 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa magacaabay\u00a0 golihiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1634,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49842"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49848,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49842\/revisions\/49848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49075"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}