{"id":49870,"date":"2018-04-21T11:40:45","date_gmt":"2018-04-21T09:40:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49870"},"modified":"2018-04-21T11:40:45","modified_gmt":"2018-04-21T09:40:45","slug":"madaxweyne-gaas-oo-magacaabe-guddiga-hagaajinta-bilicda-soo-celinta-hantida-dowladda-ee-degmadda-bosaso-una-safray-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49870","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo magacaabe Guddiga Hagaajinta Bilicda &#038; Soo Celinta Hantida Dowladda ee Degmadda Bosaso una safray Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p>21 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 21 April 2018 waxaa uu wareegto klu magacaabay Guddiga Hagaajinta Bilicda Iyo Soo Celinta Hantida Dowladda ee Degmadda Boosaaso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49382\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q.jpg\" alt=\"_68A3772q\" width=\"336\" height=\"189\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/68A3772q-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 336px) 100vw, 336px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland oo sumadiisu tahay MW\/DPS\/267\/2018, Boosaaso.<\/p>\n<p>ku: Dhammaan Wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha Dowladda ee Gobolka Bari<\/p>\n<p>Og: Guddoomiyaha Gobolka Barri<\/p>\n<p>Og: Guddoomiyaha Degmadda Boosaaso<\/p>\n<p>Og Taliyaha Qaybta Booliiska Bari<\/p>\n<p><strong>Ujeeddo: Magacaabid Guddiga Hagaajinta Bilicda iyo soo celinta hantida Dowladda ee Degmadda Boosaaso.<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha ay warqadaani sida tooska iyo ogeysiinta ugu socoto lagu wargalinayaa in la magacaabay guddiga hoos ku qoran, kaasoo ka shaqeyn doona hagaajinta bilicda iyo soo celinta hantida maguurtada ah ee Dowladda Puntland ku leedahay magaalada Boosaaso, taasoo ay si sharci dara ah ku degan yihiin dad shacab ah.<\/p>\n<p><strong>Gudigaas oo ah sida hoos ku qoran.<\/strong><\/p>\n<p>1: Cabdirashiid Maxamed Xirsi \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0<strong>Wasiirka Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda- Guddoomiye<\/strong><\/p>\n<p>2: Siciid Maxamed Raage\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>3: Maxamed Faarax Beeldaaje \u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Wasiirudowlaha Maaliyadda- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>4: Cabdirsaaq Nuur Cumar\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Wasiir Kuxigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>5: Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda ahna Guddoomiyaha Degmada<\/strong>\u00a0Boosaaso- Xubin<\/p>\n<p>6:\u00a0 Yuusuf Maxamed Wacays {Dhado}\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Guddoomiyaha Gobolka Barri- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>7: Gen Asad Cismaan Cabdulaahi \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Agaasimaha Guud ee PSF- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>8:\u00a0 Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Taliyaha Ciidanka Bada- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>9: G\/sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Barri- Xubin<\/strong><\/p>\n<p>Sidaas Daraadeed Waxaa guddiga hagaajinta bilicda iyo soo celinta hantida Dowladda ee Degmadda Boosaaso la farayaa in ay sida ugu dhaqsha badan uga hawlgalaam waajibaadka shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madxweyne Gaas ayaa maanta u safray Imaaraadka isagoo sheegay inuu kala soo hadli doono arimaha Ciidanka ay Imaardku taageeraan ee Puntland, Mashaariic Horumarineed iyo kuwa arimaha Bulshada.<\/p>\n<p>Ugu dambaytii\u00a0Gaas ayaa ka hadlay Xariga ay Somaliland xirtay Boqor Buurmadow isagoo sheegay in Puntland xurmayso Dhaqanka ayna ka codsanayaan Somaliland inay xoriyadiisa dib ugu soo celiso Boqorka oo booqday q a yb dalkiisa ka mid ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49382,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1117,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49871,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49870\/revisions\/49871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49382"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}