{"id":49968,"date":"2018-04-24T13:07:33","date_gmt":"2018-04-24T11:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49968"},"modified":"2018-04-24T13:07:33","modified_gmt":"2018-04-24T11:07:33","slug":"mursal-sheekh-oo-iska-casilay-xilkii-wasiirka-gaashaandhigga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49968","title":{"rendered":"Mursal Sheekh oo iska casilay xilkii Wasiirka Gaashaandhigga"},"content":{"rendered":"<p>24 April 2018 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa goor-dhaw ku dhawaqay inuu iska casilay xilkii wasiirka gaashaandhigga Somalia, kaddib markii uu isku sharrxay xilka guddoomiyaha cusub ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49617\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1.jpg\" alt=\"26\" width=\"567\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa imaanaysa iyadoo shalay laba xubnood oo golaha wasiirrada Somalia ka tirsan ay xilalkoodii iska-casileen, kaddib markii ay sheegeen inay u taagan yihiin xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in warqaddii uu wasiirka difaaca isku-casilay uu u gudbiyay guddiga doorashada guddoonka Golaha, iyadoo isla maanta la guddoonsiiyay shahaadaha musharraxiinta u tartamaya xilka guddoonka baarlamaanka Somalia.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Aqalka Hoose ee Golaha Baarlamaanka Somalia ayaa waxay dhacaysaa 30-ka bishan, iyadoo ay ku tartami doonaan xildhibaanno iyo wasiirrada is-casilay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 April 2018 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan ayaa goor-dhaw ku dhawaqay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49968","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1194,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49969,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49968\/revisions\/49969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49617"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}