{"id":50039,"date":"2018-04-28T10:28:09","date_gmt":"2018-04-28T08:28:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50039"},"modified":"2018-04-28T10:28:16","modified_gmt":"2018-04-28T08:28:16","slug":"deg-deg-qarax-ismiidaamin-ah-oo-ciidamada-isku-dhafka-ee-galkacyo-lala-eegtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50039","title":{"rendered":"DEG DEG Qarax Ismiidaamin ah oo Ciidamada Isku dhafka ee Galkacyo lala eegtay"},"content":{"rendered":"<p>28 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa ka dhacay goor dhow qarax culus oo lala eegtay Saraakiisha Ciidan isku dhafka ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Qof ismiidaamiyey ayaa isku qarxiyey kolonyo gaadiid ciidan ah iyadoo ay goobaas ku sugaanayeen saraakiisha ciidamadaas, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isu jira.<\/p>\n<p>Wararka hordhaca oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada Isku dhafka ee gobalka Mudug ay u magacowday dalwadda Faderaalka lagu weeraray qaraxan sidda ay wararku sheegayaan iyo Askar kale.<\/p>\n<p>Faahfaahin kala soco\u00a0Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa waxaa ka dhacay goor dhow&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1317,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50040,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50039\/revisions\/50040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48707"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}