{"id":50041,"date":"2018-04-28T11:02:18","date_gmt":"2018-04-28T09:02:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50041"},"modified":"2018-04-28T11:02:18","modified_gmt":"2018-04-28T09:02:18","slug":"faahfaahin-qaraxii-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50041","title":{"rendered":"Faahfaahin Qaraxii Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p>28 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa Qof ismiidaamiyey wuxuu isku qaraxiyeu goob ay ku\u00a0 sugnaayeen \u00a0Saraakiisha Ciidan isku dhafka ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Khasaaraha ka dhashay Qaraxa ayaa ah sida ay Warbaahinta Puntlandes heshay afar qof oo dhimasho ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha dhimatay ayaa waxay kala yihiin Taliyihii ciidamada Isku dhafka ee gobalka Mudug Korneyl Cabdi C\/laahi Maxamuud (Xoreeye) iyo Sarkaal kale Cabdiqani Axmed Geyre oo kamid ahaa saraakiisha Laamaha Ammaanka ee gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo qaraxa ku geeryootay laba ka mid ah Askarta Ciidamada isku dhafka ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa Qof ismiidaamiyey wuxuu isku qaraxiyeu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1613,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50042,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50041\/revisions\/50042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49945"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}