{"id":50081,"date":"2018-04-30T11:17:58","date_gmt":"2018-04-30T09:17:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50081"},"modified":"2018-05-01T13:05:02","modified_gmt":"2018-05-01T11:05:02","slug":"sheekh-aadan-madoobe-oo-ka-haray-doorashada-guddoomiyaha-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50081","title":{"rendered":"Sheekh Aadan Madoobe oo ka haray Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>30 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa\u00a0 ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka<span id=\"more-1213\"><\/span><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_3_5ae6db227188b_rand td_block_template_1\"><\/div>\n<p>Hadal uu jeediyay ka hor inta aanay bilaaban codeynta ayuu Aadan Madoobe oo horay u soo noqday Guddoomiye Baarlamaan ayaa sheegay inuu go\u2019aansaday inuu isaga haro tartanka, maadaama ay aad u badan yihiin Musharaxiinta.<\/p>\n<p>\u201cAniga waxaa is lahaa, haddii aad isa soo taagto walaalahaaga wey ku deyn doonaa, laakiin waxaa arkaa in aad xilka aad u rabtana, sidaas darteed waxaa go\u2019aan ku gaaray inaan isaga haro\u201dayuu yiri Aadan Madoobe.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay Xildhibaanada in qof walba uu khiyaar leeyahay, isagoo u iftiimiyay in aanay iloowin xulashadooda labaad ama Plan B.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada doorashada Nuur Iidow Beyle ayaa ku dhawaaqay in la soo daabici doono waraaqadaha codeynta oo ah 10 Musharax, iyadoo haatan la sugayo in waraaqaha la soo daabaco.<\/p>\n<p>Daabaacada waraaqaha codeynta kaddib ayaa la guda geli doonaa inay si rasmi u bilaabato codeynta, waxaana xarunta Golaha shacabka ku sugan illaa 262 Xildhibaan, sidoo kale waxaa goobjoog ah Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa\u00a0 ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1302,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50081"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50114,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50081\/revisions\/50114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49936"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}