{"id":50085,"date":"2018-04-30T13:53:50","date_gmt":"2018-04-30T11:53:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50085"},"modified":"2018-05-01T13:04:49","modified_gmt":"2018-05-01T11:04:49","slug":"wareeggii-koowaad-ee-doorashada-oo-lagu-kala-baxay-iyo-4-musharax-oo-soo-gudubtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50085","title":{"rendered":"Wareeggii koowaad ee doorashada oo lagu kala baxay iyo 4 musharax oo soo gudubtay"},"content":{"rendered":"<p>30 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa soo idlaatay tirinta codadka wareegga koowaad ee Doorashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ahna sii hayaha xilka Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Muudey ayaa ku dhawaaqay natiijada.<\/p>\n<p>Muudey ayaa sheegay inuu kooramka Xildhibaanada ahaa 266 Xildhibaan oo maanta xaadir kusoo moqday kulanka baarlamaanka.<\/p>\n<p>Wareegga koowaad waxaa ku tartamaya 10 musharax oo u taagan xilka guddoomiyaha, waxaana isla wareega ku guuleysan lahaa musharaxii hela aqbaliyadda codadka xildhibaannada oo ah 139, taasoo aan hadda muuqan.<\/p>\n<p>Waxaa codadka la tiriyey ugu horeeyay Tirinta codadka ayaa waxaa ka muuqata inaysan cidna heli doonin aqbaliyad iyadoo ay isku dhow yihiin saddexda musharax ee Maxamed Mursal C\/raxmaan, Ibraahim Isaaq Yarow, iyo C\/casiid Laftagareen.<\/p>\n<p>1- Maxamed Mursal Sheekh C\/raxman 83<\/p>\n<p>2- Ibraahim Isaaq Yarow 69<\/p>\n<p>3- C\/casiis Xasan Maxamed 54<\/p>\n<p>4- Shariif Maxamed Cabdalla 19<\/p>\n<p>5- Cali Sheekh Mohamed Nur 16<\/p>\n<p>6- \u00a0Imaan cabdullaahi Cali 3<\/p>\n<p>7- Idiris Dhakhtar 3 cod<\/p>\n<p>8- Shariifunaa Maye 5 cod<\/p>\n<p>9- Maxamed Macalin Yaxye 7<\/p>\n<p>10- \u2013 Saalim Caliyow Ibraahim \u00a0\u00a07 cod<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 April 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa soo idlaatay tirinta codadka wareegga koowaad ee Doorashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1697,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50085"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50113,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50085\/revisions\/50113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49936"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}