{"id":50151,"date":"2018-05-03T08:05:20","date_gmt":"2018-05-03T06:05:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50151"},"modified":"2018-05-03T08:05:20","modified_gmt":"2018-05-03T06:05:20","slug":"dhagayso-eng-yarisow-oo-sheegaya-inuu-ka-shaqeyn-la-yahay-madax-xildhibaano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50151","title":{"rendered":"Dhagayso;  Eng Yarisow oo sheegaya inuu ka shaqeyn la\u2019 yahay madax &#038; xildhibaano"},"content":{"rendered":"<p>03 Maj 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday inuu ka shaqeyn la\u2019 yahay siyaasiyiin iyo mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50153\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3.jpg\" alt=\"29b3\" width=\"480\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/29b3-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Eng Yarisow guddoomiyaha gobolka Banaadir\u00a0 oo muddo saddex bilood ah haya\u00a0 xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir\u00a0 isbedel badana oo dhinaca horumarka ah laga dareemay mudadii uu xilka hayay ayaa sheegay in saddexdaa bilood ee uu xilka hayay uu la tacaalayay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay uga adeegi la\u2019 yihiin Shacabka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in rag ay saaxiibo yihiin oo isugu jira Xildhibaano,Wasiiro iyo siyaasiyiin ay Xafiiskiisa yimaadaan,iyaga oo Shacabkii loo Shaqeyn lahaa cariiriya.<\/p>\n<p>\u201cRuntii muddo saddex bilood ah ayay nagu qaatay si aan xal uga gaarno siyaasiyiin,Xildhibaano iyo Wasiiro danley ah oo xafiiskeyga soo buux dhaafiyey una shaqeyn waayey bulshadii aan madaxda u ahaa laakin hadda xal ayaan ka gaaray oo waqti ayaan u sameeyey ayuu yri guddoomiye Yariisow.\u201dayuu yiri\u00a0 duqa\u00a0 magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale duqa magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ku eedeeyay xildhibaano iyo wasiiro ay ugu yimaadaan sidii dad loogu fulin lahaa dano gaar ah taasna ay tahay mid aan xaq ahayn.<\/p>\n<p>Warar soo baxayay maalmihii la soo dhaafay ayaa sheegayay in duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir uu ka joojiyay lacago hotelo loogaga bixin jirey siyaasiyiin ku dhow dhow madaxtooyada,haatana lagu bilaabay dacaayado wax loogu dhimayo\u00a0 shaqsiyadiisa taasoo laga dareemayo shaqsiyaad ku dhow dhow\u00a0 madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p>Dhagayso Duqa magaalada Muqdisho<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-50151-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho.mp3<\/a><\/audio>\n<p><!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/DHAGEYSO_Duqa_Muqdisho.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Maj 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1224,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50154,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50151\/revisions\/50154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50153"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}