{"id":50225,"date":"2018-05-06T10:22:37","date_gmt":"2018-05-06T08:22:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50225"},"modified":"2018-05-06T11:22:54","modified_gmt":"2018-05-06T09:22:54","slug":"sawirro-waftigii-balaaran-oo-ay-hogaaminayso-mw-kuxigeenka-ddsi-oo-la-kulmay-shacabka-wardheer","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50225","title":{"rendered":"Sawirro: Waftigii balaaran oo ay Hogaaminayso MW Kuxigeenka DDSI oo la kulmay Shacabka Wardheer"},"content":{"rendered":"<p>06 Maj 2018 (Puntlandes)\u00a0Waftigii balaarnaa ee ay hogaaminaysay madaxwayne kuxigeenka DDSI ahna wasiirka xafiiska horumarinta Beeraha iyo Khayraadka dabiiciga ah\u00a0<strong>marwo Sucaad Axmed Faarax<\/strong>\u00a0oo ay ku wehelinayeen xildhibaano iyo wasiiro heer deegaan ayaa markii ay gaareen xarunta gobolka Doollo jimcihii waxaa si diiran oo heer sare ah usoo dhaweeyay shacabka degmada wardheer ee xarunta gobolka Doollo.<\/p>\n<p>Hadaba waftigan ay hogaaminayso madaxwayne kuxigeenka ayaa waxay booqdeen islamarkaana soo kormeereen mashaariicaha horumarineed ee laga hirgaliyay magaalada wardheer iyagoo ku horeeyay kuliyada xirfadaha iyo farsamada magaalada wardheer islamarkaana usii dhaafay dhismayaasha qorshihii xukuumada ee barnaamijka BBC iyo sida loo hirgaliyay.<\/p>\n<p>Waxayna waftiga ay hogaaminayso madaxwayne kuxigeenka DDSI ahna wasiirka xafiiska hor\/ beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah\u00a0<strong>marwo Sucaad Axmed Faarax<\/strong>\u00a0ayaa soo dhawayn iyo indhayn kadib waxay kulan balaadhan la yeesheen shacabka ku dhaqan magaalada wardheer oo sheegtay in socdaalkani yahay mid aan kula tashanayno shacabka, mdaxawayne kuxgeenka ayaana xustay in degmada wardheer laga hirgaliyay mashaariico horumarineed oo uu kamid yahay Hospitalka wayn, kuliyada iyo ceelasha biyaha, waxayna carbka ku adkaysay in maanta degmada wardheer iyo guud ahaanba deegaanka uu ka hana qaaday horumar iyo nabadgalyo\u00a0\u00a0la taaban karo islamarkaana loo baahan yahay in lasii xoojiyo qorshayaasha horumarineed ee uu ugu horeeyo baahida biyaha, madaxwayne kuxgeenka ayaana intaa ku dartay inaan isku filnaanshaheenii soo ceshano islamarkaana ku foorarsano dhulkeena oo aan ku da\u2019daalno tabaca waxsoosaarka beeraha si magaalada wardheer iyo nawaaxigeedu ugu baahanin wax dibada la keeno.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa isana ka hadlay wasiirka xafiiska shaqalaha iyo arrimaha bulshada\u00a0 mudane Cabdiwali Maxamed Faarax oo tilmaamay in deegaanku soo maray xaalad nabadgalyo daro iyo mdi horumarin la\u2019aaneed islamarkaana maanta laga bogsadey nabadgalyo daradii iyo horumar la\u2019aantii loona baahan yahay in shacabku sii adkeeyaan nabadgalyada iyo horumarka ka hanaqaaday guud ahaanba deegaanka.<\/p>\n<p>dhankooda ka hadlay qaar kamid ah shacabka degmada wardheer oo sheegay inay sii xoojinayaan islamarkaana garab istaagayaan horumarka iyo nabadgalyada ka hirgalay guud ahaanba deegaanka gaar\u2019ahaan gobolka Doollo, waxayna intaa ku dareen inay bogaadiyeen kuna diirsadeen sida hagar la\u2019aanta ah ee ay xukuumada iyo xisbigu uga jawaabayaan baahida bulshada.<\/p>\n<p>Daawo sawqirrada<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50226\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a.jpg\" alt=\"30a6a\" width=\"655\" height=\"518\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a.jpg 587w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a-300x237.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a-292x231.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50227\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a1.jpg\" alt=\"30a6a1\" width=\"654\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a1.jpg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50228\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a2.jpg\" alt=\"30a6a2\" width=\"656\" height=\"559\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a2.jpg 557w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a2-300x256.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a2-292x249.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50229\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a3.jpg\" alt=\"30a6a3\" width=\"655\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a3.jpg 578w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a3-300x202.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a3-292x197.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50230\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a4.jpg\" alt=\"30a6a4\" width=\"655\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a4.jpg 564w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a4-300x209.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a4-292x203.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50231\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a5.jpg\" alt=\"30a6a5\" width=\"653\" height=\"424\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a5.jpg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a5-300x195.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a5-292x190.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50232\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a6.jpg\" alt=\"30a6a6\" width=\"652\" height=\"687\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a6.jpg 461w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a6-285x300.jpg 285w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a6-292x308.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a6a6-78x83.jpg 78w\" sizes=\"auto, (max-width: 652px) 100vw, 652px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Maj 2018 (Puntlandes)\u00a0Waftigii balaarnaa ee ay hogaaminaysay madaxwayne kuxigeenka DDSI ahna wasiirka xafiiska horumarinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50226,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1293,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50233,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50225\/revisions\/50233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50226"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}