{"id":50315,"date":"2018-05-09T12:41:45","date_gmt":"2018-05-09T10:41:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50315"},"modified":"2018-05-09T12:41:45","modified_gmt":"2018-05-09T10:41:45","slug":"sawirro-madaxweyne-gaas-oo-qaabiley-wafti-ka-socdey-hayada-unfpa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50315","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweyne Gaas oo Qaabiley Wafti Ka Socdey Hay\u2019ada UNFPA."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikdu tahay 9 May 2018 \u00a0waxaa uu qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley madax kasocotey Hay\u2019ada UNFPA.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa kulanka uu maanta la yeesha madaxda ka socotay Hay\u2019adda UNFPA ayaa waxaa ku weheliyey Wasiirka Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Puntland mudane. Shire Xaaji Faarax iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p>Weftigan ka socday Hay\u2019adda UNFPA ayaa waxaa hogaaminayey Agaasimaha Gobolka Hay\u2019adda UNFPA Mr. Luay Shabeneh oo uu weheliyo uqaabilsanaha arimaha Soomaaliya Mr. Nikolai Botev iyo ku xigeenkiisa Walter Mandson-filho.<\/p>\n<p>Madaxa weftiga Hay\u2019adda UNFPA Mr. Luay Shabeneh oo uga mahad celiyey Madaxweynahad Dawladda Punland fursada uu maanta u siiyey inay kula kulmaan xafiiskiisa ayaa hadal kooban oo uu ka jeediyey kulankii uu madaxqweynhu la yeeshay maanta waxaa uu kaga warbixyey waxqabadka hay\u2019adda ee guud ahaan Soomaaliya iyo gaar ahaan waxyaabaha ay ka qabteen Puntland, isagoona sheegay in horumar weyn ay ka gaadheen ka hortaga tacadiyada haweenka, isla\u2019marhaantaana meel wanaagsan uu marayo barnaamijka wacyigelinta ka hortaga gudniinka fircooniga ah iyo faldenbiyeedka kufsiga haweenka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Mr. Luay Shabeneh ayaa ku amaanay Dawladda Puntland ka hortaga iyo ladagaalanka tacadiga loo gaysto haweenka, isagoona sheegay in marka loo eego Soomaaliya in Puntland ay tahay meel xasiloon oo ay yar yihiin denbiyaha ka dhaca ee lagula kaco haweenka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waftiga kusoo dhaweeyey qasriga madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa waxaa uu uga mahad celiyey booqashada ay ku yimaadeen sidoo kalena ku bogaadiyey Haya\u2019dda UNFPA shaqada wanaagsan ee ay ka hayaan guud ahaan Soomaaliya iyo gaar ahaan hawlaha baaxada leh ay ka fuliyeen Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay \u00a0in hada uu yaryahy tacadiga haweenka lugula kaco, taasna ay muujinayso sida Hay\u2019addaha Dawladda Puntland uga hawl galeen amuurtaasi, sidoo kalena \u00a0sheegay inay lama huraan tahay in laga gudbo caadooyinkii hore ee waxyeelada u gaysan kara caafimaadka hooyada iyo dhalaankaba.<\/p>\n<p>Ugu danbayn madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kula dardaarmay bulshooyinka caalamaka iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeedba in ay ka digtoonaadaan wax kasta oo waxyeelo ugaysanaya haweenka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50316\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1.jpg\" alt=\"31c1a1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c1a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50317\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3.jpg\" alt=\"31c3\" width=\"640\" height=\"307\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3-300x144.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3-292x140.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3-638x306.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50318\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a.jpg\" alt=\"31c3a\" width=\"640\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a-638x377.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50319\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a1.jpg\" alt=\"31c3a1\" width=\"640\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a1-300x170.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a1-292x166.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/31c3a1-638x362.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikdu tahay 9&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50316,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1270,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50315"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50320,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50315\/revisions\/50320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50316"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}