{"id":50442,"date":"2018-05-13T10:55:40","date_gmt":"2018-05-13T08:55:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50442"},"modified":"2018-05-13T10:55:40","modified_gmt":"2018-05-13T08:55:40","slug":"madaxweynaha-dfs-oo-ku-wajahan-qadar-ujeedada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50442","title":{"rendered":"Madaxweynaha DFS oo ku wajahan Qadar (Ujeedada)"},"content":{"rendered":"<p>13 May 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa saakay ku wajahan Magaaladda Doha ee dalka Qadar.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50443\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38.jpg\" alt=\"38\" width=\"562\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38-300x214.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38-292x208.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38-638x454.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/38-280x200.jpg 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 562px) 100vw, 562px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka ah Wasiiro iyo XIldhibaano ka Tirsan Baarlamaanka,waxayna dalkaas ku tagi doonaan booqasho labo maalin qaadan doonta.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi aku tagi doona\u00a0 Magaaladda Doha ayaa wuxuu kula kulmi doona Amiirka dalkaas Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani,waxayna kawada hadli doonaa xiriirka Soomaaliya iyo Qadar,\u00a0 iyo sidii loo fulin lahaa Mashaariic Dowladda Qadar ay balanqaaday sanadkii hore.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweyne Farmaajo oo ah tii labaad ee uu ku tago dalkaas tan iyo intii la doortey ayaa sida wararka lagu helayo diirada saaraya sii xoojinta xiriirka u dhexeeya dawladiisa iyo Qadar.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa kaga sii horeeya dalkaas Agaasimaha guud ee Madaxtooyada <strong>Fahad Yaasiin<\/strong> kaasoo xiriir dhow la leh Qadar, isagoo u gogol xaarayey booqashada<\/p>\n<p>Farmaajo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/40.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50444\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/40.jpg\" alt=\"40\" width=\"430\" height=\"257\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/40.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/40-300x179.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/40-292x174.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/40-638x381.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 430px) 100vw, 430px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno Madaxweyne Farmajo ayaa dalkaas ka helay balnqaadyo lacageed oo ay dowlada Qadar ugu deeqeyso Villa Soomaaliya oo ay xiriir dhow leeyihiin, iyadoo ay Q adar balan qaaday inay buuxin doonto kaalin Imaaraadku baneeyeen.<\/p>\n<p>Waxay kaloo Qadar ku soo wareejin doontaa Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin lacago tir o loogu talagaley in lagula dagaalamo siyasiyiinta iyo Dawlad Goboleedyada kasoo horjeeda in la xumaado xiriirka ka dhexeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Booqashada Farmaajo ee Qadar ayaa ku soo aadaysa xilli uu heerkii ugu hooseeyay marayo xiriirka u dhexeeya Villa Somalia iyo Imaaraadka.<\/p>\n<p>Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa horey u sheegetey iney dhexdhexaad ka tahay khilaafka Khaliijka ayaa waxay u janjeersadeen dalka Qadar, iyagoo eeganaya danahooda goonida ah aanna dan ka lahayn tan guud ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 May 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa saakay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1259,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50445,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50442\/revisions\/50445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}