{"id":50529,"date":"2018-05-13T20:50:26","date_gmt":"2018-05-13T18:50:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50529"},"modified":"2018-05-13T21:50:42","modified_gmt":"2018-05-13T19:50:42","slug":"dowladda-shiinaha-oo-1-5-malyan-ugu-deeqday-degaanada-fatahaadu-saamaysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50529","title":{"rendered":"Dowladda Shiinaha oo $1.5 Malyan ugu deeqday degaanada fatahaadu saamaysay"},"content":{"rendered":"<p>13 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu saameysay ee ku nool Gobollada Hiiraan iyo Gedo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50530\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8.jpg\" alt=\"32b8\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32b8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Qin Jian ayaa ku bogaadiyey dadaalka ay Dowladda Shiinuhu ka geysanayso shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay fatahaadda webiga Shabeelle iyo Jubba.<\/p>\n<p>dhinaca kale Safiir Qin ayaa\u00a0sheegay in dowladda Shiinuhu ay diyaar u tahay in ay door muhiim ah ka qaadato ugu gurmashada dadka masiibooyinka dabiiciga ah ay wax yeelleeyeen.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddi heer qaran ah u saartay sidii loogu gurman lahaa dadka ay fatahaaddu barakicisay, guddiga ayaana ku mashquulsan sidii ay gargaar dheeraad ah u gaarsiin lahaayeen meelaha ay fatahaaddu saamaysay, iyagoo gargaar xoog leh gaarsiiyey gobollada Hiiraan iyo Gedo oo ay saamaysay fatahaaddu ilaa haddana waa socdaan gurmadka loo fidinayo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1094,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50531,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50529\/revisions\/50531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50530"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}