{"id":50544,"date":"2018-05-14T19:25:32","date_gmt":"2018-05-14T17:25:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50544"},"modified":"2018-05-14T19:25:32","modified_gmt":"2018-05-14T17:25:32","slug":"sawirro-madaxweynaha-dowladda-puntland-oo-furey-shirka-wadatashiga-golaha-iskaashiga-ee-dowladdaha-xubnaha-ka-ah-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50544","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Furey Shirka Wadatashiga Golaha Iskaashiga ee Dowladdaha Xubnaha Ka ah DFS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ahna Guddoomiyaha golaha iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta 14 May 2018 \u00a0waxaa uu \u00a0magalada Baydhabo ka daah furey kulankoodii labaad ee shirka Golaha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa fadhigii maanta ee Golaha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah ee uu shir gudoominayey Waxaa qayb ka ahaa dhammaan madaxweynayaasha dawladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankan maanta ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo sii anba qaadi lahaa qorsheyaashii hore iyo sidii la xisaabtan dhaba loola geli lahaa \u00a0Dowldda Feedaraalka Soomaaliya, yo sidii ay u wada shaqeen lahaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>Dhinca kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo madasha kudbad muhiima ka jeediyey ayaa waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in la adkeeyo Federaalisimka si dalkaan horumar u gaaro.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaa mahad iska leh Allaah oo iskugu kaaya keeney si nabad gelyo ah, waxaan aad ugu mahad naqaya Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed \u00a0saaxiibkey Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo dadweynaha reer Koonfur Galbeed soo dhaweentii soomaalinimo, wadaninimo, walaaltinimo intaba iskugu jirto aynagu soo dhawweeyeen iyo marti gelintooda wanaagsanba aad baan uga mahadnaqaynaa, shirkaan waa shirkii labaad ee aan iskugu imaano waxaa ka horeeyey shirkii bishii October sanadkii lasoo dhaafey ee 2017 aan iskugu tagnay Magaalada Kisamaayo, shirkaas oo runtii uu kasoo baxay abuuritaanka golahan iskaashiga Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, shirkii labaad ee aan iskugu nimaadno weeye oo aan isleeyehay waaba daahay, shirkaan isku imaatinkiisu waa shir muhiim ah, waxaan isleeyahay waxyaabaha larabo in lagawada hadlo waxay muhiim u yihiin \u00a0nabadgalyada dalka, xoreynta dalka, iyo xasilinta dalka Soomaaliya, inta meeshaan joogtaayi waa intii masuuliyadu ka saarneyd dhulka intiisa tirada badan\u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>in hawlahaas dowladnimada Soomaaliyeed wanaajinteeda ah inay horseedaan kana qayb qaataan ay ugu horeyso, dalka in laga xoreeyo Shabaab, dhul badan oo maanta Sooomaaliya kamida ayaan dadku si xora iskugu socon karin, waxaa loo baaahan yahay marka in loo tashado, laga hawl galo sidii dadka loo xoreyn lahaa, dabadeedna loo xasilin lahaa, dabadeedna maamulada jira loo adkeyn lahaa, dabadeedna loogeli lahaa in dadka loo adeego, shirku waxa uu muhiim u ayahay horusocdka dimuqraadiyada Soomaaliaya, sababtoo ah dowladnimadeenii luntay doon-doonisteedii baa nala gashay, shirku waxa uu muhiim u yahay federaaleynta Soomaaliya, nidaam baan qaadanay la yiraahdo federaaliisam \u00a0nagu cusub, dad badan aqoontiisa ay ku yar tahay, \u00a0taas ayaa keenaysa is jiid-jiidka marar badan aad idaacadaha ka maqlaysaan, waad baranaysaan waa dumuqraadiyadii iyo federaalisamkii oo wada socda weeye, sharqanta aad maqlaysaan, shirku waxa uu muhiim u yahay in labarto in dalka awoodiisa laqaybsado, khayraadkana qaybsigiisa lagu heshiiyo, waxa aan halkaan iskugu nimaadnay waa intaa, aad iyo aad ayaan u rajeenayaa anigu runtii waxa ii muuqda meeshsa aan kanimid 1991 iyo meesha aan maanta marayno, wakhtigu hadheeraado lakiin wanaag badan baa ii muuqda, anaguna waxaan aaminsanahay hadaan nahay Dowladaha Xubnaha ka ah Dowaladda Federaalka Soomaaliya, in dowladda geesaha lagasoo dhiso, in dhexda lagasoo dhiso, dhexduna sida ay u adkaato waa inay difaaceeda geesaha xoojisaa, aad iyo aad ayaan marlaabaad uga mahad naqayaa Soo dhaweynta, aad iyo naad ayaan uga mahad naqayaa, idinkana kasoo qayb galkiina dhammaantiin waad ku mahadsan tihiin Shirkuna waa noo furan yahay\u201d<\/strong><br \/>\nAyuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Caali Gaas.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka koonfur galbeed ku sugnaan doona tan iyo inta uu soo geba-geboobayo shirka Golaha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50545\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a.jpg\" alt=\"32c1a\" width=\"800\" height=\"491\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a-300x184.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a-768x471.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a-292x179.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1a-638x392.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50546\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b.jpg\" alt=\"32c1b\" width=\"800\" height=\"447\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b-768x429.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b-292x163.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b-638x356.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50547\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1.jpg\" alt=\"32c1b1\" width=\"800\" height=\"495\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1-300x186.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1-768x475.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1-292x181.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b1-638x395.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50548\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b2.jpg\" alt=\"32c1b2\" width=\"768\" height=\"485\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b2.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b2-300x189.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b2-292x184.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b2-638x403.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50549\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3.jpg\" alt=\"32c1b3\" width=\"1024\" height=\"679\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3-638x423.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50550\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4.png\" alt=\"32c1b4\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b4-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50551\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5.png\" alt=\"32c1b5\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5.png 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b5-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50552\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6.jpg\" alt=\"32c1b6\" width=\"1024\" height=\"541\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6-300x158.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6-768x406.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6-292x154.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6-638x337.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/32c1b6-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ahna Guddoomiyaha golaha iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1253,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50553,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50544\/revisions\/50553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50551"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}