{"id":50565,"date":"2018-05-14T22:07:56","date_gmt":"2018-05-14T20:07:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50565"},"modified":"2018-05-14T22:07:56","modified_gmt":"2018-05-14T20:07:56","slug":"akhriso-shirkad-calooshood-u-shaqaystayaal-ay-leeyihiin-oo-lagu-wareejiyay-xerada-jen-gordon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50565","title":{"rendered":"Akhriso Shirkad Calooshood u shaqaystayaal ay leeyihiin oo lagu wareejiyay Xerada Jen. Gordon"},"content":{"rendered":"<p>14 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa u ku wareejiyey shirkadCalooshoos u shaqaystayaal ay leeyahay inay la wareegto tababarida iyo dhammaan howlaha lagu qabto Xerada tababarka ee Jen. Gordon oo ay hore u maamuli jirtay dowladda Imaaraadka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-49953\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/26.jpeg\" alt=\"26\" width=\"620\" height=\"330\" \/><\/a><\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa bishii la soo dhaafay joojiyay howshii tababarka xeradaas, iyagoo wixii qalab milateri iyo tababarayaashooda kala baxay xerada.<\/p>\n<p>Nuqul ka mid ah heshiiska ay Taliska CXDS\u00a0ay la gaartay shirkad magaceeda la yiraahdo Red Four Security Group Somalia (RSG) ayaa shirkadda loogu oggolaaday inay la wareegto dugsiga tababarka Jen. Gordon gaar ahaan dhinacyada tababarka iyo Lojistikada.<\/p>\n<p>Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen C\/llaahi Cali Caanood ayaa qoraalka ku yiri \u201cWaxaan oggolaanay in shirkadda RSG ay la wareegto tababarida, sahay siinta, gaadiidka iyo guud ahaanba maareynta dugsiga tababarka Gen Gordon.\u201d<\/p>\n<p>Ciidamadii uu horay u tababaray Imaaraadka Carabta ee ku jira Xerada Jen. Gordon ayaa wixii hadda ka dambeeya waxaa howshooda la wareegaya shirkaddan Amni ee lagu magacaabo RSG<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka heshiiska Shirkadda RSG loogu wareejiyay Xerada Jen. Gordon<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50566\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33.jpg\" alt=\"33\" width=\"620\" height=\"877\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/33-292x413.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa u ku wareejiyey shirkadCalooshoos u shaqaystayaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50565","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1614,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50567,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50565\/revisions\/50567"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}