{"id":50619,"date":"2018-05-17T08:53:30","date_gmt":"2018-05-17T06:53:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50619"},"modified":"2018-05-17T08:53:30","modified_gmt":"2018-05-17T06:53:30","slug":"madaxweyne-gaas-oo-garow-e-kusoo-laabtay-kuna-dhawaaqay-dagaal-daba-dheeraada-oo-puntland-uga-xoraynayso-somaliland-dhulka-ay-ka-haysato","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50619","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo Garow e kusoo laabtay kuna dhawaaqay dagaal daba dheeraada oo Puntland uga xoraynayso Somaliland dhulka ay ka haysato"},"content":{"rendered":"<p>17 May 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cai Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Caasimada Puntland ee Garowe, wuxuuna u hanbalyayeey Ciidamada Difaaca Puntland ee jabka u gaystay Ciidanka Somalilnd ee weerarka ku ah Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50214\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1.jpg\" alt=\"30a4a1\" width=\"352\" height=\"235\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/30a4a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 352px) 100vw, 352px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa wuxuuna u sheegay inuu Muuse Biixi Eedi doono dagaalka uu wado, wuxuuna ugu baaqay Madaxweynuhu shacabka Puntland gudo iyo dibad-ba in loo diyaar garoobo dagaal daba-dheeraada oo socda ilaal inta ay sharatooda iyo karaamadooda soo ceshanayaan.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu u sheegay shacbka inaan la huri doonin dagaal, sidaa darteed in laga raadiyo xalka kuwa leh Ingiriis ayaa dhul nasiiyay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweynuhu wuxuu cadeeyay in dhamaan laga xoreyn doono dhulka ay joogaan Gooni goosatadu dagaalkuna wuu socon doonaa ilaa dhulka Puntland dhamaantii laga xoraynayo Somaliland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 May 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cai Gaas ayaa dib ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50214,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50619","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2070,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50621,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50619\/revisions\/50621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50214"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}