{"id":50686,"date":"2018-05-19T21:20:18","date_gmt":"2018-05-19T19:20:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50686"},"modified":"2018-05-19T21:20:38","modified_gmt":"2018-05-19T19:20:38","slug":"daawo-wixii-ay-puntland-ka-yiraahdeen-khudbadoodii-xalay-madaxweyne-muse-bixi-gud-saleebaan-gaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50686","title":{"rendered":"Daawo wixii ay Puntland ka yiraahdeen Khudbadoodii xalay Madaxweyne Muse Bixi &#038; Gud. Saleebaan Gaal"},"content":{"rendered":"<p>19 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Xalay ayaa waxaa ka dhacday madaxtooyadda Somaliland mid ka mid ah labadii munaasabadood ee lagu xusayey 18ka May oo ay Somaliland 27 jirsatay ayaa waxaa ka maid ahaa madaxdii khudbadaha ka jeediyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida\u00a0\u00a0Saleebaan Gaal waxayna labaduba ka hadleen dagaalkii ay Somaliland ku qaaday Tukaraq oo ka tissan Gobolka Sool.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-50663\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21.jpg\" alt=\"21\" width=\"567\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21.jpg 1500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi ayaa jeediyey Khudbad ka duwanayn hadaladii\u00a0uu awooda ku faani jiray\u00a0ee lagu bartay wuxuuna amaan kala dul dhacay shacabka reer Puntland, laakiin wuxuu hoosta ka xariiqay inuusan Ciidamadiisa kala baxayn Gobolka Sool taasoo ah inuu difaacan doono dhulka uu haysto.<\/p>\n<p>Sidii uu horay u caadaystay Muuse ayaa ku eedeeyey Dawladda Faderaalka inay weerar ku soo qaaday Somaliland waa sida uu\u00a0 hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p>Daawo Khudbadii uu kaga hadlay Muuse Biixi Puntland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XEB_RLgbFRg\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Dhanaka kale\u00a0Gudoomiyaha Golaha Guurtida\u00a0\u00a0Saleebaan Gaal ayaa ku eedeeyey madaxweynaha dawladda Puntland inuu hurinayo colaad.<\/p>\n<p>Daawo Khudbadii uu kaga hadlay Saleebaan Gaal Puntland<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kUNQt36Pj_w\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Xalay ayaa waxaa ka dhacday madaxtooyadda Somaliland mid ka mid ah labadii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50686","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2502,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50686"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50688,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50686\/revisions\/50688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50663"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}