{"id":50782,"date":"2018-05-23T18:21:17","date_gmt":"2018-05-23T16:21:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50782"},"modified":"2018-05-23T18:21:17","modified_gmt":"2018-05-23T16:21:17","slug":"daawo-video-horgaladii-somaliland-oo-qaylo-afka-furtay-soona-saaray-amaro-ay-shacabka-laascaanood-is-leeyihiin-waad-ku-cabu-rin-kartaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50782","title":{"rendered":"Daawo Video: Horgaladii Somaliland oo qaylo afka furtay, soona saaray amaro ay shacabka Laascaanood is leeyihiin waad ku cabu rin kartaan"},"content":{"rendered":"<p>23 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Horgaladii Somaliland ugu magacawnaa xilalka ee kasoo jeeday Gobolada S ool, Sanaag iyo Cayn uuna Muuxe\u00a0 Biixi usoo diray bal inay maalmo kooban u hayaan magaalada ayaa waxay maanta Cabsi iyo qaylo dhaan ka muujiyey ka xoraynta gobolka Sool ee ay dawladda Puntland wado.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50783\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2.png\" alt=\"34a2\" width=\"523\" height=\"293\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2.png 845w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2-300x168.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2-768x430.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2-292x163.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2-638x357.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34a2-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxayna ku dhawaaqeen\u00a0amaro ay ku soo rogeen shacabka magaalada Laascaanood, kuwaasoo kala ah:<\/p>\n<p>In aysan Shacabka magaaladu qabsan Karin wax shir ah<\/p>\n<ol>\n<li><strong>In aan Hub magaalada lagu dhex\u00a0mari\u00a0karin<\/strong><\/li>\n<li><strong>In aysan Saxaafaddu tabin Karin war aysan ogeyn xubnaha wasiiradda iyo Afhayeenka baarlamaanka eekusugan magaalada<\/strong><\/li>\n<li><strong>In Magaalada uusan mari karin Baabuur aan wadan Taargada Somailand (waxay ka cabsannayaan Gaadiidka Puntland)<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cid kasta oo ku talaabsata kicinta shacabka waxaa loo aqoonsanayaa danbiile<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxgaradka, Odayaasha &amp; Dhalinyarada magaalada Laascaanood waxay si cad u diideen in ay garab iyo gaashaanba u noqdaan Somaliland, waxayna go`aansadeen in ay gudaha magaalada ka cadeeyaan mawqifkooda, taas oo keentay in lagu dhiiran waayey.<\/p>\n<p>Shacabka magaalada Laascaanood ayaa ku sifeeyey amarkii ugu dambeeyey ee ay Somaliland kasoo saarto magaalada, iyadoo maalmaha soo socda laga xorayn doono.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka horgalada Somaliland ee Gobolka Sool<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/rWNeUDmxUBE\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Horgaladii Somaliland ugu magacawnaa xilalka ee kasoo jeeday Gobolada S ool, Sanaag&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1978,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50784,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50782\/revisions\/50784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50783"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}