{"id":50940,"date":"2018-05-29T13:43:10","date_gmt":"2018-05-29T11:43:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50940"},"modified":"2018-05-29T13:43:10","modified_gmt":"2018-05-29T11:43:10","slug":"sawirro-madxweynha-dawladda-puntland-oo-xafiiskiisa-ku-qaabiley-peter-de-clercq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50940","title":{"rendered":"Sawirro: Madxweynha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Peter De Clercq."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 May 2018 ayaa waxa uu qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hogaamineyey ku-xigeenka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Peter De Clercq.<\/p>\n<p>Weftigan balaaran ee uu hogaaminayey Peter De Clercq ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxa xafiiska (OCHA) Mr. Justin Brady iyo Agaasimaha ROLSIG (UNSOM) Mr. Staffa Tillander iyo sidoo kale saraakiil ka tirsanUnsom iyo UNDP.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulanka uu maanta la qaatey ku-xigeenka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Peter De Clercq waxaa uu ugaga mahad celiyey booqashada ay ku yimaadeen Puntland, iyadoona madaxweynuhu sheegay in ay Puntland wada shaqayn dhow la leedahay Hay\u2019adaha caalamiga ah ee ka hawl gala geeska afrika iyo guud ahaanba dalalka caalamka.<\/p>\n<p>Kulankan maanta uu Madaxweynaha Dawladda Puntland la yeeshay Mr. Peter De Clercq ayaa waxaa uu ku saabsanaa arimaha bani\u2019aadanimda iyo xuquuqda dadka tabaalaysan ee reebobka duufaanada wata iyo abaaruhu aafeeyeen, kuwaas oo roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay soomaaliya iyo wadamo badan oo deriska ah barakac baahsan iyo waxyeelo u geysteen.<\/p>\n<p>Mr. Peter De Clercq ayaa dhankiisa sheegay inuu aad iyo aad ugaga mahad celinayo kulanka uu kulaqaatay Madaxweynaha Dawladda Puntland xafiiskiisa iyo sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey Puntland, isagoona dhinaca kalena uu sheegay inuu soo maray gobolada waqooyiga Soomaaliya oo iyagana duufaanadii iyo roobabkii ka da\u2019ay todobaadkii lasoo dhaafay khasaare baaxad leh oo naf iyo maal ahba u geysteen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Peter De \u00a0Clercg ayaa sheegay inuu haatana Puntland u yimi sidii ay ugu kuudh geli lahaayeen xaalada dadka reer guuraaga ah iyo kuwa ku teedsan dhul xeebadka Puntland ee duufaanadii iyo roobabkii sanadku halakeeyeen, islamar\u2019ahaantaanaa ay wax uga ogaan lahaayeen xaalada bai\u2019aadanimo iyo raadkii abaarahu ka tageen.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sheegay in roobabkii duufaanada watay ee ka da\u2019ay Puntland ay dad wax yeeleeyeen, Dawladda Puntland-na ay ka gurmatay amuurtaasi intii taagteeda ah, \u00a0balse khasaaraha dhabta ah si loo ogaado ay Dawladda Puntland u xilsaartay xeel dheerayayaal xaqiiqo raadiyeyaal ah oo kasoo warbixiya raadadka abaaruhu ka tageen iyo khasaaraha ay geysteen duufaanadii iyo roobabkii isku lamaanaa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50941\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3.jpg\" alt=\"35b3\" width=\"640\" height=\"419\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3-300x196.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3-292x191.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3-638x418.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50942\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a.jpg\" alt=\"35b3a\" width=\"640\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a-300x198.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a-292x193.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a-638x422.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50943\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1.jpg\" alt=\"35b3a1\" width=\"604\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1.jpg 604w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1-300x238.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1-292x232.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a1-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50944\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a2.jpg\" alt=\"35b3a2\" width=\"640\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a2-300x181.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a2-292x177.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a2-638x386.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50945\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a3.jpg\" alt=\"35b3a3\" width=\"640\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a3-300x173.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a3-292x168.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a3-638x368.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50946\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a4.jpg\" alt=\"35b3a4\" width=\"640\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a4-300x161.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a4-292x156.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/35b3a4-638x342.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 May&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50943,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1440,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50947,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50940\/revisions\/50947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50943"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}