{"id":5099,"date":"2014-12-20T12:39:47","date_gmt":"2014-12-20T11:39:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5099"},"modified":"2014-12-20T12:39:47","modified_gmt":"2014-12-20T11:39:47","slug":"madaxweynaha-koofur-galbeed-shariif-xasan-oo-gaaray-magaalada-baraawe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5099","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo gaaray magaalada Baraawe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo noqoneysa xarunta Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1198.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5100\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1198-300x194.jpg\" alt=\"1198\" width=\"300\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdiga madaxweynaha oo ka mid ahaayeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa diyaarad Helicopter ah ka soo qaaday magaalada Baydhabo, iyadoo lagu soo dhoweeyay Baraawe.<\/p>\n<p>Shariif Xasan oo xilka Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed loo doortay bartamihii bishii November ayaa booqashadiisan ay tahay tii u horeysay oo uu ku tago Gobolka Shabellaha Hoose oo qeyb ka ah saddexda gobol ee uu ka kooban yahay Maamulka Koofur galbeed oo kala ah Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Maamulka Koofur Galbeed ayaa xarun ka dhigan doona dhawaan magaalada Baraawe oo ah magaalo deked leh, iyadoo dhowaan la filayo in Shariif Xasan uu soo dhameystiro xubnaha Wasiirada ee maamulkiisa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5099","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1442,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5101,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5099\/revisions\/5101"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}