{"id":50995,"date":"2018-05-30T11:29:26","date_gmt":"2018-05-30T09:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50995"},"modified":"2018-05-30T11:29:26","modified_gmt":"2018-05-30T09:29:26","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-si-ku-meel-gaara-u-magacaabey-guddoomiyaha-iyo-guddoomiye-ku-xigeenka-degmada-qandala","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=50995","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Qandala"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay <a href=\"calendar:T2:30 May 2018\">30 May 2018<\/a> xafiiskiisa kasoo saaray wareegto lagu magacaabay Guddoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen kumeel gaar ah ee Degmada Qandala.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/download-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-50993\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/download-1.jpg\" alt=\"download\" width=\"285\" height=\"177\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xeer Madaxweyne Lr.63 ee <a href=\"calendar:T2:23 May 2018\">23 May 2018<\/a>, kuna saabsan <strong>magacaabid Guddoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Kumeel Gaarka ah ee Degmada Qandala.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Dawladda Puntland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:<\/strong> Dastuurka dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Markuu tixgeliyey:<\/strong> Baahida loo qabo in ay sii socoto shaqada maamulka Degmada Qandala.<\/p>\n<p><strong>Markuu Qiimeeyey:<\/strong> Talo soo Jeedinta <strong>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Waxaa <strong>Yuusuf Maxamed Ciise<\/strong> si ku meel gaara loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Qandala.<\/li>\n<\/ol>\n<ol start=\"2\">\n<li>Waxaa <strong>Cabdukhaaliq Maxamed Ismaaciil<\/strong> si ku meel gaar ah loogu magacaabay ku xigeenka Guddoomiyaha Degmada Qandala.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>=DHAMMAAD=<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-50995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1221,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=50995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50996,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/50995\/revisions\/50996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50993"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=50995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=50995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=50995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}