{"id":51041,"date":"2018-05-31T14:57:29","date_gmt":"2018-05-31T12:57:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51041"},"modified":"2018-05-31T15:02:31","modified_gmt":"2018-05-31T13:02:31","slug":"akhriso-shirkii-golaha-xukuumadda-dawladda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51041","title":{"rendered":"Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo si adag looga hadlay duulaanka Somaliland kusoo qaaday PL"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/1.Abdalla-Guure-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51042\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/1.Abdalla-Guure-1.jpg\" alt=\"1.Abdalla Guure\" width=\"600\" height=\"488\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Madaxtooyada Dawladda Puntland<br \/>\nWar-saxaafadeed<\/strong><\/p>\n<p>TIX\/001005\/2018<br \/>\n<a href=\"calendar:T2:May 31, 2018\">May 31, 2018<\/a><\/p>\n<p>Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay Duulaanka uu Maamulka Hargeysa kusoo qaaday deegaamada Puntland iyo Hannaanka Cadaaladda Dawladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Duulaanka uu Maamulka Hargeysa kusoo qaaday Deegaamada Puntland:<\/strong><\/p>\n<p>Golaha xukuumadda Dawladda Puntland ayaa ku dheeraaday duulaanka lagu soo qaaday Puntland iyo caburinta iyo xariga joogtada ah ee lagu hayo shacabka degmada Laasnaacood, sidoo kale waxay goluhu u sheegeen guud ahaan\u00a0 shacabweynaha Puntland in duulaan lagu hayo dalkooda iyo jiritaan-kooda loona baahan yahay inay garab istaagaan Dawladdooda iyo ciidamadooda u taagan difaaca dhulkooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale goluhu wuxuu caddeeyay duulaanka lagu soo qaaday Puntland inaan laga faa\u2019iidi-doonin, isla&#8217; markaana Puntland ay soo celin-doonto dhammaan deegaamada ka maqan, wuxuuna goluhu ku celiyay dhibaatada loo geystey shacabka Laascaanood in uu mas\u2019uuliyadeeda qaadi-doono Maamulka Hargeysa.<\/p>\n<p><strong>Hannaanka Cadaaladda Dawladda Federaalka Soomaaliya<\/strong>:<\/p>\n<p>Golaha xukuumadda Dawladda Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay hannaan garsoor oo Federaal ah oo abuuraya heerar maxkamado kala qeexaya awoodaha federaalka iyo mida Maamulada dalka ka jira, isla&#8217; markaana ka madax-bannaan hay\u2019addaha fulinta dalka, waxayna wasaaradda cadaaladdu u qeybisay golaha xukuumadda qabyo qoraal ay goluhu ka doodi\u2014doonaan todobaadka ka dambe.<\/p>\n<p>&#8212;DHAMMAAD&#8211;<\/p>\n<p>Provided by Puntland Government Secure System<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Dawladda Puntland War-saxaafadeed TIX\/001005\/2018 May 31, 2018 Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shir-guddoominayey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1501,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51041"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51046,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51041\/revisions\/51046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51042"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}