{"id":51049,"date":"2018-05-31T19:23:04","date_gmt":"2018-05-31T17:23:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51049"},"modified":"2018-05-31T19:23:04","modified_gmt":"2018-05-31T17:23:04","slug":"daawo-muuqaalo-caaqilka-guud-ee-degmada-xudun-oo-taageerey-puntlnad-mudaharaadyo-lagu-taageeray-puntland-oo-gilgilay-g-sool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51049","title":{"rendered":"DAAWO Muuqaalo: Caaqilka Guud ee Degmada xudun oo taageerey Puntlnad &#038; Mudaharaadyo lagu taageeray Puntland oo gilgilay G Sool"},"content":{"rendered":"<p>31 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Caaqilka Guud ee Degmada xudun ee Gobolka Sool Caaqil Maxamed Caaqil Aadan cade ayaa taageerey qorshaha ay dawladda Puntlnad ku xoraynayso Gobolka Sool inta ay ka haysato Somaliland, isagoonacod dheer ku sheegay in Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ay ka tirsan yihiin Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-51050\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2.jpg\" alt=\"34b2\" width=\"477\" height=\"288\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2.jpg 625w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2-300x181.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2-292x176.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 477px) 100vw, 477px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Caaqilka ayaa Muuxe Biixi ugu baaqay inuu Ciidamadiisa kala baxo dhulka Puntland haddii kale ay la kulmi doonaan cawaaqib xumo.<\/p>\n<p>Daawo Caaqilka<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sH67PScx59c\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDhanka kale waxaa qaybo ka mid ah Gobolka Sool, Magaalada Bosao iyo Garowe gilgilay\u00a0Mudaharaadyo balaaran oo lagu taageeray Ciidanka Difaaca Puntland\u00a0iyo qorshaha Xukuumadda Puntland ee xoraynta dhulka la haysto. Shacabka mudaharaadayey ayaa waday Calanka Puntland iyo kan Soomaaliya iyagoo ku dhawaaqayey doonimayno Somalildiidka.<\/p>\n<p>Daawo\u00a0Shacabka XUDUN oo taageeray Ciidanka xoraynta Gobolka Sool kana hadlay dhibka Somailand<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HTZUoAQMvGE\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDaawo BOOCAME: mudaharaad lagu taageeray Ciidanka xoraynta Gobolka Sool<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/R_OkjMvlMiQ\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDAAWo BOSASO: mudaharaad lagu taageeray Ciidanka xoraynta Gobolka Sool<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OVavGdigT8Q\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDaawo Bananbax ka dhacay Garowe &amp; Hawenka Puntland oo u jawaabay dhigooda Somaliland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SQ5GaggpokA\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 May 2018 (Puntlandes)\u00a0Caaqilka Guud ee Degmada xudun ee Gobolka Sool Caaqil Maxamed Caaqil Aadan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2149,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51051,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51049\/revisions\/51051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51050"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}