{"id":51204,"date":"2018-06-06T14:30:50","date_gmt":"2018-06-06T12:30:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51204"},"modified":"2018-06-06T14:30:50","modified_gmt":"2018-06-06T12:30:50","slug":"daawo-garaad-jaamac-garaad-ismaaciil-oo-dhex-dhexaad-iskaga-dhigay-xiisada-sool-isagoo-dhan-la-jira","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51204","title":{"rendered":"DAAWO Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo dhex-dhexaad iskaga dhigay xiisada Sool isagoo dhan la jira"},"content":{"rendered":"<p>06 June 2018 (Puntlandes) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo \u00a0maanta saxaafadda kula hadlay magaalada uu maamulka Jeegaantu xoogga ku haysto ayaa iska dhigay inuu dhex-dhexaad ka yahay xiisada ka taagan gobolka Sool.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51205\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1.png\" alt=\"36c1\" width=\"485\" height=\"299\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1.png 882w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1-300x185.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1-768x474.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1-292x180.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36c1-638x394.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 485px) 100vw, 485px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garaadka ayaa ku caddeeyey shirkiisa jaraa\u2019id inuu la shaqaynayo maamulka JEEGAANTA, wuxuuna shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan maamulkooda ilaashadaana wax uu ugu yeeray nabadan.<\/p>\n<p>Garaadka oo intii xiisada gobolku ay bilaabatay aan la hadlain saxaafadda ayaa waxaa hadda ku qasbay inuu hadlo caddeeyana mawqifkiisa maamulka JEEGAANTa ee uu madaxda ka yahay Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Dad badan ayey waxay ku noqotay la yaab inuu maanta Garaadka Beesha JAAMAC SIYAAD ee Dhulbahante uu sidaas u hadlo, isagoo taageeraya maamulka caburinta ku haya shacabka gobolka Sool.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka Garaadka<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sVT-bX-7rZI\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 June 2018 (Puntlandes) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo \u00a0maanta saxaafadda kula hadlay magaalada uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2126,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51206,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51204\/revisions\/51206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}