{"id":51325,"date":"2018-06-09T18:47:43","date_gmt":"2018-06-09T16:47:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51325"},"modified":"2018-06-09T18:47:43","modified_gmt":"2018-06-09T16:47:43","slug":"daawo-jaaliyada-beesha-jaamac-siyaad-ee-uk-oo-ka-hadashay-dagaalka-tukaraq-baaqna-diray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51325","title":{"rendered":"DAAWO JAALIYADA BEESHA JAAMAC SIYAAD EE UK OO KA HADASHAY DAGAALKA TUKARAQ, BAAQNA DIRAY"},"content":{"rendered":"<p>09 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxgarad ka tirsan Jaaaliyadda Beesha Jaamac Siyaad ee dalka UK ayaa maanata shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada London, iyagoo si adag uga hadlay weerarka gardarada ah ee uu muumulka Somaliland ku soo qaaday dhulka Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51326\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3.png\" alt=\"36d3\" width=\"655\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3.png 840w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3-300x167.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3-768x428.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3-292x163.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/36d3-638x355.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxgaradku waxay cod dheer ku sheegeen inaysan Beesha Jaamac Siyaad ama beelaha Dhulbahante ay ugu biireen ama ay uga mid yihiin maamulka Somaliland ayna ku doodayaan in Ingiriis uga tagay halka beesha Dhulbahante ay la dagaalamaysay Ingiriis.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxgaradka ayaa ugu baaqay dhalinyarada la khalday ee ka dhinac dagaalamaysa Ciidanka Muuse Biixi ee xaqdarada ku dagaalamaya kuna soo duulay deegaan aysan lahayn, waxayna ugu baaqeen dhalinyada inay isaga baxaan.<\/p>\n<p>Waxgaradka ayaa eedeeyey kuwa horgala ah ee u shaqaynaya maamulka Jeegaanta, iyagoo ugu baaqay inay ka waantoobaan falalka guracan ee ay hayaan dadkoodana dhiinac ka raacaan.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waxay taageereen Ciidanka difaaca Puntland oo wada hawlgalka ay ku xoraynayaan gobolka Sool.<\/p>\n<p>Daawo\u00a0shir jaraa&#8217;id\u00a0Jaaaliyadda Beesha Jaamac Siyaad ee dalka UK<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GZxnfDcEUfs\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxgarad ka tirsan Jaaaliyadda Beesha Jaamac Siyaad ee dalka UK ayaa maanata&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51326,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2943,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51327,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51325\/revisions\/51327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51326"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}