{"id":51406,"date":"2018-06-11T23:06:02","date_gmt":"2018-06-11T21:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51406"},"modified":"2018-06-11T23:06:02","modified_gmt":"2018-06-11T21:06:02","slug":"daawo-raiisul-wasaare-khayre-oo-kormeeray-wasaaradaha-maaliyadda-iyo-warfaafinta-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51406","title":{"rendered":"Daawo Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta.(Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">11 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo habsami u socodka howlaha ballaaran ee wasaaraduhu u hayaan Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa ku hor-maray Xarunta wasaaradda maaliyadda waxuuna kula kulmay wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo uga warbixiyay horumarka ballaaran ee dhanka maaliyadda laga gaaray iyo meesha ay marayaan arimah Cafinta Deymaha oo maraya jiro wajigii ugu danbeeyay (SMP3).<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa intaa kadib booqday wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen wasiirka wasaaradda, Amb. Daahir Maxamuud Geelle, wasiir ku xigeenka, agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/txYPt409bhQ\" width=\"554\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"left\">R\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa soo indha-indheeyay Raadiyow Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV), waxuuna warbixinno ka dhageystay agaasimayaasha raadiyaha iyo TV-ga oo uga warbixiyay sida howluhu u socdaan, intaas kadib Ra\u2019iisul wasaaraha iyo wasiirka warfaafinta ayaa qaatay kulan gaar ah oo wasiirku uga warbixinayay wixii u qabsoomay tan iyo markii uu dhawaan la wareegay wasaaradda.<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa wasiirada faray in ay laba jibbaaraan dadaallada si loo xaqiijiyo hadafka guud ee ah Soomaaliya oo mar labaad cagaheeda isku taagto, looguna gudbo horumar iyo barwaaqo.<\/p>\n<p align=\"left\">R\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidaas oo kale kormeer ku tegay xarunta Gobalka Banaadir, isaga oo kulan la qaatay gudoomiyaha, kuxigeennadiisa iyo Xog-hayaha guud, oo uga warbixiyay horumaradii ugu danbeeyay ee gobalku ku tillaabsaday.<\/p>\n<p align=\"left\">Kormeerka ayaa qeyb ka ahaa howlaha kor-joogteyna ee R\u2019iisul wasaaruhu kula socdo shaqooyinka wasiirradda xukuumadda iyo hey\u2019adaha kale ee dawladda, isla xisaabtanka iyo daah-furnaanta, si mar waliba loola socdo hadba horumarrada la gaaray iyo dar-dar gelinta howlaha hor-tebinta leh ee wasaaradaha u yaalla.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51407\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b.jpg\" alt=\"37b\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51408\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1.jpg\" alt=\"37b1\" width=\"644\" height=\"429\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51409\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2.jpg\" alt=\"37b2\" width=\"642\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 642px) 100vw, 642px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1168,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51406"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51410,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51406\/revisions\/51410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51407"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}