{"id":51430,"date":"2018-06-13T00:08:58","date_gmt":"2018-06-12T22:08:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51430"},"modified":"2018-06-13T00:10:15","modified_gmt":"2018-06-12T22:10:15","slug":"daawo-video-somaliland-oo-sheegay-in-aysan-horay-u-dhicin-dagaal-lixaadkan-leh-oo-sidaan-u-abaabulan-oo-dhexmaray-puntland-somaliland-kuwii-hore-ay-ahaayeen-isku-dhacyo-yar-yar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51430","title":{"rendered":"DAAWO Video: Somaliland oo sheegay in aysan horay u dhicin dagaal lixaadkan leh oo sidaan u abaabulan oo dhexmaray Puntland &#038; Somaliland, kuwii hore ay ahaayeen isku dhacyo yar yar."},"content":{"rendered":"<p>12 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliland Sacad Cali Shire oo saxaahadda la hadlay ayaa maanta sheegay inay u socdaan Puntland iyo iyaga wadahadalo ay Beesha caalamka garwadeen ka tahay oo lagu xalinayo xiisada Tukaraq.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51431\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b9.jpg\" alt=\"37b9\" width=\"600\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b9.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b9-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/37b9-292x163.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sacad ayaa sheegay in Beesha caalamku\u00a0ay soo jeedisay 4 qodob oo kala ha:<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Xabadda in la joojiyo<\/strong><\/li>\n<li><strong>Xirrir la wada yeesha khaasatan madaxda ciidamafda labada dhinac<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxaabiista laga wada haddlo<\/strong><\/li>\n<li><strong>In wadahadalkii dib loo bilaabo<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Wasiirka ayaa caddeeyey in maamulkoodu ay aqbaleen isagoo yiri &#8220;anagu runtii waanu ku wada qanacsan nahay, waxayna nala tahay inuu yahay jidka loo marayo si nabad loogu soo afjari lahaa arinka maanta taagan&#8221;<\/p>\n<p>Sacad oo ka hadlayey Gobolka Soool ee ay Ciimadiisu xoogga ku haystaan ayaa sheegay in uusan Gobolka Sool u baahnayn dagaal, wuxuuna sii raacshay in wadan walba uu xaq u leeyahay inuu xadkiisa gaaro.<\/p>\n<p>Sacad ayaa ku eedeeyey in wax uu\u00a0 ugu yeeray dal kale uu duulaan ku soo qaaday Somaliland, <strong>isagoo sheegay in aysan horay u dhicin dagaal lixaadkan leh oo sidaan u abaabulan oo dhexmaray Puntland iyo Somaliland laakiin kuwii hore ay ahaayeen isku dhacyo yar yar.<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa\u00a0 intaas kusii daray in dagaaalkani uu marinayo wax uu ugu yeeray jid aan wanaagsanayn.<\/p>\n<p>Dhanka kalae wuxuuna sheegay inuu ka wayn yahay Puntland habka uu dagaalkan u abaabulan yahay, isagoo sheegay in loo dhan yahay.<\/p>\n<p>DAAWO Somaliland oo sheegtay inay wadahalo u socdaan Puntland<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/L2i9uVkEo2Y\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliland Sacad Cali Shire oo saxaahadda la hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51431,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1801,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51430"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51434,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51430\/revisions\/51434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51431"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}