{"id":51486,"date":"2018-06-14T16:39:23","date_gmt":"2018-06-14T14:39:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51486"},"modified":"2018-06-14T16:39:23","modified_gmt":"2018-06-14T14:39:23","slug":"shirkii-golaha-xukuumadda-dawladda-puntland-oo-looga-hadlay-g-sool-qodobo-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51486","title":{"rendered":"Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay G Sool &#038; qodobo kale"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Looga hadlay arrimaha \u00a0Amniga Puntland, Dhibaatada Tahriibta iyo Xeerka Biyaha Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-51242\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure.jpg\" alt=\"1,Abdalla Guure\" width=\"462\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1Abdalla-Guure-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 462px) 100vw, 462px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Amniga Puntland:<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo Warbixin Ka dhageystay\u00a0 Wasaaradda Amniga ayaa Sheegay \u00a0in Amniga guud heerkiisu \u00a0sarreeyo, waxayna Golaha Xukuumada Dawladda Puntand oo dood dheer ka yeeshay arrimaha Amniga ay xuseen in si dhow loola socdo tacadiga iyo caburinta joogtada ah ee loo gaysanayo birimagaydada iyo Waxgaradka Gobalka Sool gaar ahaan Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale golahu waxay cadeeyeen in lala socdo qaswadayaasha ka dhanka ah Amniga Puntland \u00a0gaar ahaan magaalooyinka waaweyn, waxayna golahu fareen shacabka Puntland in ay lashaqeeyaan laamaha Amniga gaar ahaan xilliyada ciida lagu guda jiro.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Dhibaatada Tahriibta<\/b><b>:<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Golaha Xukuumada Dawladda Puntland ayaa\u00a0 Ka dooday aafada joogtada ah ee qul-qulka Tahriibta, iyaga oo ku dheeraaday dhibaatada tahriibta ayaa Sheegay in Leyska kaashado Shacab iyo Dawladba Sidii loo joojin lahaa waxyeelada tahriibta, loona badbaadinlahaa dadka ku dhimanaya baddaha,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa u saaray guddi heer Wasiiro ah, kana kooban Wasaaraddaha Amniga, Arrimaha Gudaha, Qorshaynta iyo Caafimaadka si ay uga soo talo bixyaan qul-qulka tahriibta.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Xeerka Biyaha Puntland:<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Golaha xukuumadda Dawladda Puntland ayaa ka dooday xeerka biyaha Puntland, xeerkaas oo qeexaya ilaalinta iyo dhaqaaleynta keydka khayraadka biyaha, wuxuuna\u00a0 si gaar ah u xoojinayaa maareynta iyo horumarinta adeega biyaha Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu- danbayn Golaha Xukuumada Dawladda Puntland \u00a0oo dood dheer ka yeeshay xeerkan \u00a0ayaa faray in dib-usixid lagu soo sameeyo xeerka Biyaha Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Dhamaad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1192,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51487,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51486\/revisions\/51487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51042"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}