{"id":51500,"date":"2018-06-14T21:35:37","date_gmt":"2018-06-14T19:35:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51500"},"modified":"2018-06-14T21:35:37","modified_gmt":"2018-06-14T19:35:37","slug":"madaxweynaha-dawladda-puntland-ayaa-caawa-14-june-2018-shaaciyey-in-maalinimada-berrito-15-june-2018-ay-tahay-ciid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51500","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa caawa 14 June 2018 shaaciyey in maalinimada berrito 15 June 2018 ay tahay ciid"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa <a href=\"calendar:T2:14 June 2018\">14 June 2018<\/a> shaaciyey in maalinimada berrito <a href=\"calendar:T2:15 June 2018\">15 June 2018<\/a> ay tahay ciid, hambalyona u diray ummada Muslim ka ah iyo shacabka Soomaliyeed munaasibada ciidul Fidriga darteed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-50304\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure.jpg\" alt=\"15.Abdalla Guure\" width=\"503\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-768x572.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/15.Abdalla-Guure-638x475.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 503px) 100vw, 503px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si gaara ula wadaagey farxada ciidul fidriga shacabka reer Puntland meelkastay joogaaan, waxaana u dhammaantood ilaahay uga baryey inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo farxad, caafimaad qab, nabad gelyo, horumar iyo wadajir.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Ciid Mubaarak, ciid wanaagsan dhamaantiin meelkasta aad joogtaan, waxaan rabaa inaan u hambalyeeyo shacab weynaha Soomaaliyeed bilashada ciida soonfur gaar&#8217;ahaan shacab weyanha Puntland meelkasta oo ay joogaan, mid difaac ku jira, mid nabad gelyada ilaalinaya, mid sharwadayaasha dalka ka ilaalinaya, meelkasta aad joogtaan waan idin salaamayaa, waan idiin hambalyeeynayaa hadaad culimo tihiin, haday dhaqan yihiin, haday dhalin yaro yihiin, haday dumar yihiin, dadka Puntland meelksta ay joogaan, waxaan leeyahay sandka sandkiisa barwaaqo ku gaara, kugaara wadajir, kugaara midnimo, ku gaara inaad dalkiina difaacataan, Alle hanaga aqbalo acmaasha aan sameeysanay bishii Ramadaan meelkasta aad joogtaaan, waxan idin leeyahay Hamblyo caafimaad Alle ha&#8217;idinku gaarsiiyo nabad gelyo Guul, Midnimo iyo Horumar ayaan idiin rajeeynayaa, Waad Mahadsan tihiin&#8221;<\/strong>Ayuu yidhi Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas<\/p>\n<p>Ugu Danbeyn, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si gaara hambalyo ugu diray ciidanka qalabka sida ee Dawladda Puntland, kuwaas oo uu xusay inay yihiin kuwa sugaya amaankeena xiliga aan gudanayno waajibaadka Alle ina faray<\/p>\n<p>=Dhammaad=<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 14 June 2018 shaaciyey in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50386,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1289,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51500"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51502,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51500\/revisions\/51502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50386"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}