{"id":51563,"date":"2018-06-16T16:35:37","date_gmt":"2018-06-16T14:35:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51563"},"modified":"2018-06-16T16:36:06","modified_gmt":"2018-06-16T14:36:06","slug":"daawo-muuqaalo-garaad-saleebaan-oo-si-adag-ula-hadlay-jeegaanta-mudaharaaddo-gilgilay-gobolka-sanaag-gabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51563","title":{"rendered":"DAAWO muuqaalo: Garaad Saleebaan oo si adag ula hadlay Jeegaanta &#038; mudaharaaddo gilgilay Gobolka Sanaag (+GABAY)"},"content":{"rendered":"<p>16 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Garaad Saleebaan Garaad Maxamed\u00a0oo\u00a0 maanta saxaafadda kula hadlay caasimadda Puntland ee garowe ayaa si adag ula hadlay Jeegaanta, isagoo beeniyey in aysan jirin wax wadahadal ah oo lagula jiro maamulka jeegaanta aynu doonayaan inay dadka marin habaabiyaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51050\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2.jpg\" alt=\"34b2\" width=\"625\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2.jpg 625w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2-300x181.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/34b2-292x176.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 625px) 100vw, 625px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garaadka ayaa shacabka SSC ugu baaqay inay xoojiyaan Mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan maamulka Muuse Biixi ayna muujiyaan sida ay u diidan yihiin taageeraana ciidankooda difaaca ee Puntland iyo dawladooda.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa\u00a0Gobolka Sanaag ka bilowday mudaharaaddo gilgilay oo looga soo horjeedo maamulka Jeegaanta ee uu madaxda ka yahay Muuse Biixi, laguna taageerayp Ciidanka iyo dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo 5 muuqaal oo mid yahay gabay<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>DAAWO muuqaalo Garaad Saleebaan oo si adag ula hadlay Jeegaanta<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wtC5KvUdwWY\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDAAWO shacabka Boodacadde ee G Sanaag oo taageeray hawlgalka PL ku xoraynayso<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GpQFeuXvjQ0\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDaawo shacabka ee G Sanaag oo taageeray hawlgalka PL ku xorayso dhulka ay Jeegaantu haysato<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DWi-MgPne2M\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDAAWO shacabka Damala xagare ee G Sanaag oo taageeray hawlgalka xorayta dhulka ay Jeegaantu haysato<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4QesPKqfppQ\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDAAWO GABAYGII BAL IS DHUGO DHULBAHANTOOW RUNTAAD DHINAC MARAYSAAYE<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Kzgm2Bef8qo\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Garaad Saleebaan Garaad Maxamed\u00a0oo\u00a0 maanta saxaafadda kula hadlay caasimadda Puntland ee garowe&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51482,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2325,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51563"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51565,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51563\/revisions\/51565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51482"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}